Difference between revisions 110188 and 110291 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]


(contracted; show full)
''' 

* Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]],
* Boqortooyadii [[Dawaro Sultanate]].
* Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]].
* Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. 
* Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Guray]].
* Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee [[Xayla Siilaasi]] sanadku markuu ahaa [[1940 kii]], dagaalkaaso looyaqaan 
dagaalkii [[KANOONIGA[[Dagaalkii Kanooniga|dagaalkii Kanooniga]]. 
* Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka  soomaaliyeed ee [[SYL]].
* Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye [[Mingistu]] iyo aas aaskii  Jabhadii [[Horyaal]] ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL.

 
waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeerka soo jireenka ah ee lagu magacaabo [[Xeerka Jaarso]] kaasoo u kala baxa  Laba Qaybood , xeerarkaas oo ay qabiilada kale usoo doonan jireen si loogu kalo saaro marka ay is qabtaan dhexdooda iyagoo odhan jiray waa in aynu ku kala baxnaa [[xeerka jaarso]] , xeerkaas oo lagu aas aasay tuulada qadiimiga ah ee lagu magacaabo [[Tuli Foqaosho]]. Qabiil waynaha [[Jaarso]] waxay ku fadhiyaan dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia.

Umada [[Jaarso]] waa umad ku hadasho laba luuqadood, [[65%]] waxay ku hadlan [[Af-Oromo]] [[45%]] waxay ku hadlaan [[Af-Soomaali]].


Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha  ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin.

(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>