Difference between revisions 110291 and 110292 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]


(contracted; show full)

Umada [[Jaarso]] waa umad ku hadasho laba luuqadood, [[65%]] waxay ku hadlan [[Af-Oromo]] [[45%]] waxay ku hadlaan [[Af-Soomaali]].


Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha  ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin.

== Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: ==

[[Jaarso]] wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin 
 
[[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi #                            (  # Beesha Dawaro                                    # Beesha Oroma]]
[[File:Bah Bidix|thumbnail|# Beesha Waro Dhaqo                                                 # Beesha Waro Sayo                                         # Beesha Wara Oogo]]
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>