Difference between revisions 119395 and 119667 on sowiki

Cidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]].
== Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale ==

Sidan ayuu u kala baxaa cidigale:

1.Maxamed Dauuud(Guyoobe).

2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal.

3.Aradaga baha dhamal= Xassan Ciise, Liibaan Ciise Iyo Dhamal yaryar.

4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo Bahadaylo.

5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble=Reer xamud+reer Ergin+reer reer Bare Wagar+reer muse.

6.Aradaga Abdi Ciise= reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari.

7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl.

8.Aradaga baha Duqsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise.

(contracted; show full)





[[Category:Isaaq]]
Kaarshe Cade