Difference between revisions 119667 and 119965 on sowiki

Cidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]].
== Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale ==

Sidan ayuu u kala baxaa cidigale:

1.Maxamed Dauuud(Guyoobe).

2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal.

3.Aradaga baha dhamal= Xassan Ciise, Liibaan Ciise Iyo Dhamal yaryar.

4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo Bahadaylo.

5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble=R + reer xamud+reer Ergin+reer reer Bare Wagar+reer muse.

6.Aradaga Abdi Ciise= reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari.

7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl.

8.Aradaga baha Duqsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise.



 Magaca dhabta ah waa Daud ismaaciil Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed;
(sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale ama Ciidangale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq.

Cidagale waxuu nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo  koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca Waqooyiga [[somaliwayn]]tii hore ee hadana ah Dawlada [[Somaliland]];Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxey wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]] iyo [[Awrbarkhadle]] iyo.Iyo waxaa aad uugu (contracted; show full)





[[Category:Isaaq]]
Kaarshe Cade