Difference between revisions 133325 and 133326 on sowiki[[Jaarso]] waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Daarood|Dir]], Madax Wayne Dir , qabiilka [[jaarso Daarood|jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba. (contracted; show full)aamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[Sultanate of Dawaro]] ee uu Amiirka ka ahaa [[Sheekh Ḥaydar (Haydara)]], ([[Dawaro ]] waa beel ka mid ah qabiil waynaha [[]] ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka [[ethiopia]] xeerkaas oo loo yaqaan [[xeerka ]] ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha . ==== Taariikh ==== Taariikhaha Dhulka Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka Jaarso caanka ku tyahay waxaa ka mid ah : [[File:Jarso Sultanate.jpg|thumbnail|Boqortooyadii ]] [[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]] * Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Guray]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[Derbiga]]. * Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892. * Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakkar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]]. * [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki ]], goobtaas oo ay laba sano fadhiyeen waxgaradka [[]] si ay u sameeyaan xeerkaa. '''Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka Jaarso ,waxaa ka mid ah : ''' * Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]], * Boqortooyadii [[Sultanate of Dawaro]] ee uu amiirka ka ahaa [[Sheekh Ḥaydar (Haydara)]]. * Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]]. * Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. * Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Guray]]. * Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee [[Xayla Siilaasi]] sanadku markuu ahaa [[1940 kii]], dagaalkaaso looyaqaan [[Dagaalkii Kanooniga]]. (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=133326.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|