Difference between revisions 133326 and 133327 on sowiki

[[Jaarso]] waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Daarood|Dir]], Madax Wayne Dir , qabiilka [[jaarso Daarood|jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba.




Qabiilka [[Jaarso]] wuxuu dagaa wadanka [[Ethiopia]] gaar ahaan kililada [[Soomaalida]] iyo kan [[Oromo]]-da, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Tuli Guled]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, [[Harar]], Haramaya, [[Diridawa]], [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago,  qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka [[Gobolka Liibaan]].


<big>

Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[Jaarso Sultanate ]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray  dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[Sultanate of Dawaro]] ee uu Amiirka ka ahaa [[Sheekh Ḥaydar (Haydara)]], ([[Dawaro ]] waa beel ka mid ah qabiil waynaha [[Jaarso]] ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka [[ethiopia]] xeerkaas oo loo yaqaan [[xeerka Jaarso]] ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha Jaarso .


==== Taariikh ====



 Taariikhaha Dhulka  Waynaha Jaarso
Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka Jaarso caanka ku yahay waxaa ka mid ah:


[[File:Jarso Sultanate.jpg|thumbnail|Boqortooyadii ]]
[[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]]

* Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Guray]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[Derbiga]].
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>