Difference between revisions 133327 and 139681 on sowiki[[Jaarso]] waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Daarood|Dir]], Madax Wayne Dir , qabiilka [[jaarso Daarood|jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba. (contracted; show full) Taariikhaha Dhul Waynaha Jaarso Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka Jaarso caanka ku yahay waxaa ka mid ah: [[File:Jarso Sultanate.jpg|thumbnail|Boqortooyadii ]] [[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]] * Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Guray]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[Derbiga]]. * Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892. * Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakkar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]]. (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=139681.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|