Difference between revisions 134058 and 134059 on sowiki

{{Infobox Region|
name_local = Gedo|
region_type = Gobolka|
region_type_local = Gedo|
region_of_link = Soomaaliya|
region_of_name = Soomaaliya|
region_of_name_local = |
capital = Garbahaarey|
(contracted; show full)* 1 [[Garbahaarey]]
* 2 [[Luuq ganaane]]
* 3 [[Doolow]] 
* 4 [[Beled Xaawo]]
* 5 [[Baardheere]]
* 6 [[Ceel Waaq]]
* 7 [[karaban]]
* 
8 .[[Boholgaras]]
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay [[Garbahaarey]]. Dhaqaalihiisuna wuxuu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool iyo weliba canshuuraha ka soo gala saddexda kastam ee Ceelwaaq, Balad Xaawo iyo Doolow.

Gobolka Gedo wuxuu dakad u yahay gobollo ka tirsan Soomaaliya iyo waliba gobolka Waqooyi Bari [[Kenya]].waa 
waa in loo dhisaa

==Maamulka Gobolka Gedo==
Tan iyo burburkii Dawladda dhexe ee Soomaaliya daruufo kala duwan ayaa soo maray gobolka Gedo. Maamulo dhowr ah ayaa soo maray kuwaas oo kala ahaa maamulkii jabhadaha Al Itixaad, ururka SNF, Maamulka Isbahaysiga Dooxada Jubba iyo Ururka Al Shabaab.

2004 ayaa dowlad gobol lagu dhisay xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarreey. Sidoo kale 2007 waxaa gobolka oo dhan degmooyinkiisa loo sameeyay maamulo. Golle gobol oo ka kooban 32 xubnood ayaa la dhisay isla sanadka 2008 bay sax ku tahay taarkhdu.

Lago soo bilaabo 1991 ila waqti xaadirkan, xili waxaa jiray degmooyinka nidaamyo kala duwan ay maamulayeen. Tusaale, Degmada Balad Xaawo marba maamul aan gacansaar la laheyn degmooyinka kale ayaa maamulayay halka Baardheere iyo Garbahaarreey ay maamulayeen Maamulka Gollaha Odayaasha ama nidaamyo doorasho degmo ku yimid. 

{{Gobolada_Soomaaliya}}
[[Category:Gobolada_Soomaaliya]]
degmada baar dheere hada waa degmo wacan 

]