Difference between revisions 134059 and 134060 on sowiki{{Infobox Region| name_local = Gedo| region_type = Gobolka| region_type_local = Gedo| region_of_link = Soomaaliya| region_of_name = Soomaaliya| region_of_name_local = | capital = Garbahaarey| (contracted; show full) Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation. == Degmooyinka gobolka gedo == Waa sideed dagmo * 1 [[ Garbahaabaardheerey]] * 2 [[Luuq ganaane]] * 3 [[Doolow]] * 4 [[Beled Xaawo]] * 5 [[Baardheeregarbaharay]] * 6 [[Ceel Waaq]] * 7 [[karaban]] * 8 [[Boholgaras]] Gobolkan waxaa magaalalo madaxdiis u tahay [[Garbahaarey]]. Dhaqad baardheere kacaanki kalihgiisuna wuxuu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool iyo weliba canshuuraha ka soo gala saddexda kastam ee Ceelwaaq, Balad Xaawo iyo Doolow. Gobolka Gedo wuxuu dakad u yahay gobollo ka tirsan Soomaaliya iyo waliba gobolka Waqooyi Bari [[Kenya]].waa waa in loo dhisaa ==Maamulka Gobolka Gedo== Tan iyo burburkii Dawladda dhexe ee Soomaaliya daruufo kala duwan ayaa soo maray gobolka Gedo. Maamulo dhowr ah ayaa soo maray kuwaas oo kala ahaa maamulkii jabhadaha Al Itixaad, ururka SNF, Maamulka Isbahaysiga Dooxada Jubba iyo Ururka Al Shabaab. 2004 ayaa dowlad gobol lagu dhisay xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarreey. Sidoo kale 2007 waxaa gobolka oo dhan degmooyinkiisa loo sameeyay maamulo. Golle gobol oo ka kooban 32 xubnood ayaa la dhisay isla sanadka 2008 bay sax ku tahay taarkhdu. Lago soo bilaabo 1991 ila waqti xaadirkan, xili waxaa jiray degmooyinka nidaamyo kala duwan ay maamulayeen. Tusaale, Degmada Balad Xaawo marba maamul aan gacansaar la laheyn degmooyinka kale ayaa maamulayay halka Baardheere iyo Garbahaarreey ay maamulayeen Maamulka Gollaha Odayaasha ama nidaamyo doorasho degmo ku yimid. {{Gobolada_Soomaaliya}} [[Category:Gobolada_Soomaaliya]] degmada baar dheere hada waa degmo wacan taliska ahaa ayaa caasimadi baardheere u badalay tuulada garbaharay qabiilada gobolka dago waxaa oogu badan Dir iyo digil iyo mirifle oo dagan dagmooyinka waawayn sida baardheere luuqganaane doolow ceelwaaq beesha mareexaan siyaad barre ayaa qasab ku dajiyay gobolka 1974 abaarti daba dheer ayuu galgaduud kasoo raray asoo awood qaran oo qiyaano ku jirto istic maalayo ] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=134060.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|