Difference between revisions 134303 and 134513 on sowikiAyuub Isaaq ayuub waa beel ka mid ah beelaha isaaq, ay Ku noolyihiin waxeyna degaan sayla tiradooda hadii la tiriyo waxa ay noqonayaan isu gayn 25 qof waxaa ka tahriibay 2ba qof oo raga waxaa ka dhintay ale ha u naxariistee 2ba qof waxaa magaalada hore ugu jira 1qof inta kalena waa d'''ayuub''' waa qabiil wayn oo kamida qabiilooyin beesha sh .isaxaaq,waana qabiilka ugu taariikhada wayn hadaynu kahadalno waxa uu u kala baxaa qaybo badan waana qabiilkiii ugu horeeyay ee somaliland ee ku xoreeyay kaarto ayuub taas oo laga yaqaano gayiga ay soomaalidu dagto oo dhan haday noqoto dhanka maskaxda dhinaca awliyonimada xataa waxay ahaayeen qabiilka kaliya ee laga ducaysto taana waxa ka makhraati kacaya dhamaan qabaa ilka soomaalida oo dhan xataa waa qabiilka kaliya ee farac yar oo iyaga ka mida uu lasimay mujaahidkii waynaa ee sayid maxamed cabdale xasan dhamaan isaaq oo dhan hadaan idin xasuusiyo erayadaa gabayga waxaa ku jiray faras haadha wiil hadal yaqaan habar siciid baa le hadaan idiin iftiimiyana habar siciid waa jilib yar ka mida ayuub kaas oo udhigmay xiligaas dhamaan isaaq oo dhan hadaan idin xasuusiyo xataa xiligii snm waxa lahaa qorshihii hargaysa lagu xoreeyay mujaahid maxamed aw cali dayid kaas oo ilaahay ha u naxariistee ahaa nin ayuub ah maaha wax lays ka qoray laakiin waa wax xaqiiqo ah oo lawada ogyahy in tii taqaanay tariikhda snm waxa kamid ahaa waliyadooda haaji abdi ayuub oo ahaa nin mucjiso ayaaub waxa uu kala baxaa 12 jilib waxa ay leeyihiin madaxwaynaha sadexaad reer miyi ah......................... Waxay u kala baaxan sidan sheikh Isaxaaq *Siciid Ayoub jamuuriyada somaliland iyo maamulka militariga hadii aynu isnidhaa ayuub dhamays tira dhamany kari mayno taariikhda ayuub lkn intaasi waa inyaroo kugu filan back grounka reer xaaji ayuub waana ducayaalka sheekh isaxaaq All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=134513.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|