Difference between revisions 91960 and 134303 on sowikiAyuub Isaaq ayuub waa beel ka mid ah beelaha isaaq, ay Ku noolyihiin waxeyna degaan gobolka woqooyi galbeed, gaar ahaan deegaanada maanta loo yaqaano Somaliland iyo Djibouti,Ethiopia. Waan reer kamida Reeraha ugu waawayn beel weynta Isaaqsayla tiradooda hadii la tiriyo waxa ay noqonayaan isu gayn 25 qof waxaa ka tahriibay 2ba qof oo raga waxaa ka dhintay ale ha u naxariistee 2ba qof waxaa magaalada hore ugu jira 1qof inta kalena waa dad reer miyi ah......................... Waxay u kala baaxan sidan sheikh Isaxaaq ⏎ Ayuub⏎ ⏎ *Siciid Ayoub⏎ ⏎ **Gadiid Ugaadh **Reer Cumar **Reer Yuusuf *Ibrahim Ayoub **Yonis Siciid **Reer Yoonis **Cismaan **Reer Faarax **Reer Geedi Ahmed **Reer Mu'min **Reer Muuse **reer ardaale. **Reer Abokor ***Cismaan ***wacays ***cali ***Caamir ****Baale caamir. All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=134303.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|