Difference between revisions 134577 and 142610 on sowiki

Ciidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]].
== Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE ==

Sidan ayuu u kala baxaa ciidagale   Ama Ciidangale: 

1.Maxamed Dauuud Oo Guyoobe Loo yaqaan, Waa Curadkii Ciidagale

4. Mahdi Al Somal 

2.Aradaga bilaal iyo Gobdoon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal.

3.Aradaga baha dhamal= Xassan Ciise, Liibaan Ciise Iyo Dhamal yaryar.

4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo Bahadaylo.

5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble + reer xamud+reer Ergin+reer reer Bare Wagar+reer muse.

6.Aradaga Cabdi Ciise=reer Guuleed+reer Aadan+Cabdi Bari+reer Kuul+reer Cawad+reer Warfaa+reer   ileeye

7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl.

8.Aradaga baha Duqsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise



 Magaca dhabta ah waa Daud ismaaciil Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed bin Maxamed;
(sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq.

Cidagale waa beel ka mid beelaha isaaq ee magaca iyo maamuska qotoda dheer ku dhex leh soomalida,waa beel ilaahay ku manaystay dhaman wax dad lagu majiirto ee wanaag ah haday noqoto geesinimo,hogaan,xeer beegti,indheer garadnimo iyo aftahanimo ay soomali kaga mudheen iyadoo la sheego in 100 ninee beesha ciidagale ah ay 99 gabyi jireen hal midhka soo hadhayna uu afaray tuuran jiray iyadoona uu ka soo jeedo ninku ugu gabayga badnaa soomali waa XAYE GALYDH   oo muddo sadex bilood oo xidhiidha waday gabay aan kala joogsi lahayn.ciidagale siday taariikhdu qorayso waxa weeyaan reerka asal ahaan u leh magaalda hargaysa iyagoona lahaa sees dhigii koobaad ee magaalada.                                                                                                                                               intaas waxa dheer beesha ciidagale in ay leedahay saldanada ugu dheer beelaha isaaq dhexdooda iyagoo ay tirsadaan ilaa 8 suldaan.saldanaas oo xukumaysay dhul waynaha ay dagto qoomiyada isaaq muddo aad u dheer oo ku qiyaasan 2 qarni saldanadaas oo ilaa hada magac iyo maamuus ku leh isaaq iyo soomaliba dhexdeeda kana soo jeedo suldaanka guud ee beelaha somaliland.
(contracted; show full)SAAJIN GODHGODH,MAXAMED BAARUUD,CABDILAAHI XERO iyo qaar kaloo badan xaga siyaasiinta waa CALI SANYARE,XUSEEN MAXAMUUD JICIIR,DHOOLARE, CABDILAAHI CUKUSE,MAXAMED MUUSE ABEES,IBRAAHIM BUUBAA,ISMAACIIL BUUBAA,JAAMAC SHABEEL,JAAMAC YARE,IYO FAYSAL CALI WARAABE iyo in kale oonan magacooda halkan ku sheegin,Haddii aan Jalleeco dhanka War-fidiyeenada ama Suxufiyiinta ugu Caansan ee Beeshani kasoo Jeeda Waxaa ka mid ah,Wariye Cabdishakuur Dayib Maxamed,Mubaarig Cabdi Yuusuf,Xasan Maxamed Yuusuf, iyo kuwa kale oo 
  halkan aan lugusoo koobi karin. 
 waxba yaana hadal idinku daaline waa beel ilaah u dhamaystiray dhamaan waxyaanah wanaagsan ee cid lagu sheego waxa dhaboobay gabaygii xasan tarabi ku lahAA.
CUQAAL TALISA,BOQOR CAADILA IYO CULIMO MIISAAN LEH.
ILAAHII CARSHIGA NUURAYOW KAAGA CABAN MAYNO.
CADAANKAANU WADA LOOLANA MADAW CISAYN MAYNO.
anuuna hadalka ku soo afmeeray ilaahay ha u siyaadiyo karaamda iyo sharafta h akuna sugo xaqa beesha iyo beelaha kale ee isaaq iyo kuwa soomaliyeedba.
ALAA MAHAD LEH.kaarshe cadde
























Kaarshe Cade

[[Category:Isaaq]]
Kaarshe Cade