Difference between revisions 142610 and 145182 on sowikiCiidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE == Ssidan ayuu u kala baxaa ciidagale Ama Ciidangale: 1.Maxamed Dauuud Oo Guyoobe Loo yaqaan, Waa Curadkii Ciidagale 4. Mahdi Al Somal 2.Aradaga bilaal iyo Gobdoon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. 3.Aradaga baha dhamal= Xassan Ciise, Liibaan Ciise Iyo Dhamal yaryar. 4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo Bahadaylo. 5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble + reer xamud+reer Ergin+reer reer Bare Wagar+reer muse. 6.Aradaga Cabdi Ciise=reer Guuleed+reer Aadan+Cabdi Bari+reer Kuul+reer Cawad+reer Warfaa+reer ileeye 7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl. 8.Aradaga baha Duqsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise ⏎ 9. reer guuleed waa reer hablaha soomaalidu ugu jecel yihiin inay wiilashooda guursadaan Magaca dhabta ah waa Daud ismaaciil Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed bin Maxamed; (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq. (contracted; show full) CUQAAL TALISA,BOQOR CAADILA IYO CULIMO MIISAAN LEH. ILAAHII CARSHIGA NUURAYOW KAAGA CABAN MAYNO. CADAANKAANU WADA LOOLANA MADAW CISAYN MAYNO. anuuna hadalka ku soo afmeeray ilaahay ha u siyaadiyo karaamda iyo sharafta h akuna sugo xaqa beesha iyo beelaha kale ee isaaq iyo kuwa soomaliyeedba. ALAA MAHAD LEH.kaarshe cadde Kaarshe Cade [[Category:Isaaq]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=145182.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|