Difference between revisions 145182 and 145527 on sowiki

Ciidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]].
Waa beel ilaahay ugu deeqay geesimo iyo gobonimo oo aan lamid ah Bayn beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]].kale.
Hore waxaa loo yidhi CIIDAGALE GOB INTAKALE GUN.
walaal marka waxba ha cowryin beesha waxay ku naalooneysaa hibo ilaah siiyee.

== Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE ==

sidan ayuu u kala baxaa ciidagale Ama Ciidangale: 

1.Maxamed Dauuud Oo Guyoobe Loo yaqaan, Waa Curadkii Ciidagale

4. Mahdi Al Somal 
(contracted; show full)
CUQAAL TALISA,BOQOR CAADILA IYO CULIMO MIISAAN LEH.
ILAAHII CARSHIGA NUURAYOW KAAGA CABAN MAYNO.
CADAANKAANU WADA LOOLANA MADAW CISAYN MAYNO.
anuuna hadalka ku soo afmeeray ilaahay ha u siyaadiyo karaamda iyo sharafta h akuna sugo xaqa beesha iyo beelaha kale ee isaaq iyo kuwa soomaliyeedba.
ALAA MAHAD LEH.kaarshe cadde
Kaarshe Cade

[[Category:Isaaq]]