Difference between revisions 136254 and 136255 on sowiki

		 	 
−		 
−	
== GaaljecelGaaljecel Saransoor Waa  bBeel Kamid ah Beelaha Somaliyeed kuna Abtirsata gGarjante gGardheere Samaale oo ah beelaha  ugu waaweeyn   ee Somalia
Waxaana la dhashay seddex bBeelood oo kala ah 
1=Dagoodiye sSaransoor 
2=Ciise s    Saransoor iyo 
3=Masare s   Saransoor 
 
−		 
Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu  badan koonforta Soomaaliya waxeyna  kamid tahay beelaha nabadda iyo soomali jaceylka lagu yaqaan.
 
−
 
 
−	
 gaar ahaan Bur burki dalka loo geeystay ee siyaasadda iyo qabyaaladda laxiriirey Gaaljecel kama qeeybqaadan.
 
−	
Gaaljecel malaheeeyn , gaar ahaan Beesgu maysan yeelan mana taageerim hogaamiye dagaal ooge qabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeyey toona.
 

Waa beel jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo daris wanaaga  
 

Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA, DADKA IYO DIINTA. Gaaljecel waxaay a

Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayeen dad qabaailada kale soo dhaweeya marka ay ayaga dagaalamaan oo qolo laga adkaado Gaaljecel waa soo dhaweeyn jirey wiligiis
 
−		Beesha gaaljecel waxa eey leedahay  ugaas oo kala ah sidan.
1: ugaas cabdi raxman ogaas cabdullahi oo ah ogaaska bahda doorwaaq iyo barsane.

 

		 
−	
Beelweynta Gaaljecel waxay deegaan ahaan uleeyihiin Hiiraan ,Shabeellada Dhexe,  
 
−	
Shabeellada Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose
 
−	
Dhulka Beesha ay degto waa dhul biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay
 
−	
Tusaale haddii aan usoo qaatto
 
−	
Dhulka udhaxeeya webi shabeelle ama looyaqaanno hiiraan shabeellada hoose shabelada dhexe iyo bay iyo Bakool oo ay beesha kaligeed degto
 
−	
waxaa kuyaalla 114 ceel oo biyahooda ay daadayaan oo fadhiga lagu soo qaado oo aan wadaan ubaahneyn.
 
−	
Kuwaas oo intooda badan aan cidiba qodin oo webi iska yaacaya ah
 
−	
Dhulkaas waa howd oo ay adagtay in aad aragto 100 meeter waxa kuutaagan intiisa badan meelaha qaarna 10 meter 
 
−		 
−		 
−	
Meelaha kale ee ay Soomalaida ladegaana waxaa kamed ah ,Bay,Bakool iyo Banaadir . sidoo kale waxey degaan Itoobiya & Kenya
 
−	so Beelaha kala ee kasoo carara dagaalada ama dagaal lagaga atkaado ee dhulkoodiina laga qixiyo.
 
GaalJecel waxay ka koobantahay illaa iyo Shan Beelood oo waaweyn oo kala ah.

1=Barsame oo ah Curudka Beesha
2Dirisame
3=Abtisame
4=Doqon-Diid
5= Luhube

Shantan Beelood ayaa ah kuwa ugu waawyn ee Beesha , Gaar ahaan Beesha luhube ayaa ah beesha ugu badan ee beelaha gaaljecel waxaana kamid ah
**Caloofi
**Sugoow
**Caafi
** Dheemow iyo Magan
**Oday Cad.

DHULKA IYO DEEGAANKA BEESHA GAALJECEL

Beesha Gaaljecel waa beesha ugu dhulka wayn beelaha ku abtirsada Hawiye.

Beeshu waa Beesha ugu badan ee Degta Hiiraan , Sidoo kala waa Beesha ugu badan ee Degta Jubada Hoose. sidoo kala Beeshu waxay degtaa Shabeelaha Dhexe gaar ahaan dhul lagu qiyaaso 100 kmSq.

sidoo kala beeshu waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre.

isku soo wada duub beeshu waxay ku fadhisaa dhul u qalma laba gobol.

deegaanada ay dagtana waxay kala yihiin

1=Hiiraan
2=Shabeellada Dhexe  
3=Shabeellada Hoose
4=Jubadda Dhexe
5=Jubadda Hoose
6=Baay
7=Bakool
 

Dhulka Beesha ay degto waa dhul Barwaaqa ah  biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay
 	
Tusaale haddii aan usoo qaatto, Dhulka udhaxeeya Webi Shabeelle ama looyaqaanno hiiraan shabeellada hoose shabelada dhexe iyo bay iyo Bakool oo ay beesha kaligeed degto, waxaa kuyaalla 110 ceel oo biyahooda ay daadayaan fadhigana lagu soo qaado oo aan wadaan ubaahneyn, gaar ahaan waxaaa xusuus mudan in dhamaan ceelashan ay yihiin kuwa aan la qodin oo iska yaacaya.

Dhulkaas waa howd oo ay adagtay in aad aragto 100 meeter waxa kuutaagan intiisa badan meelaha qaarna 10 meter 
 

Meelaha kale ee ay Soomalaida ladegaana waxaa kamid ah, Bay,Bakool iyo Banaadir.

Sidoo kale waxey degaan Itoobiya & Kenya gaar ahaan Gobolka Xeebta.
 
waxeyna caan ku yihiin wax soo saarka Dalka sida Xoolo dhaqato, Beeraley iyo Ganacsiga kala duwan, khaasatan Hodan ayeey ku yihiin ganacsiga Geela iyo Ariga taas oo 43% ay dadka xoolaha kaganacsada koonforta Soomalaiya ay ayaga yihiin.
 
−		 
−	
waxaa kaloo ay hodan kuyihiin Geela iyo Ariga taas oo u ah hiddo iyo dhaqan ay uleeyihiin sida Soomalaida kaleba.
 

Soomaalida inta badan ayaa tiraahda magaca Gaaljecel micnahiisa waa Geeljecel.
 
−	
Dhulka ay u 
 
−		 
−	DHAQANKA IYO HIDDAGA 


Dhaqanka iyo hiddaha Beesha Gaaljecel Waa Dad Asal u leh Nabadd , Deris wanaaga , Martisoorka iyo soo dhaweeynta dadka
 

Beesha waxaay kumaahmaahdaa  DAD IYO DUN WAA LA ARUURIYAA ., taas oo ay beesha ula jeeddo in qabiil owuusan qiimo laheyn oo dadka in lasoo dhaqweeyaa muhiim tahay.
 
−	
Dhaqanka beesha waxaa kamed ah in ciddii soo caroottaa ay siiso gabar iyo xoolo.

== Taariikh ==
 
−	
(contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme
 
−	Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN
 
−	
Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow}
 
−	Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa.