Difference between revisions 136255 and 136256 on sowikiGaaljecel Saransoor Waa Beel Kamid ah Beelaha Somaliyeed kuna Abtirsata Garjante Gardheere Samaale oo ah beelaha ugu waaweeyn ee Somalia Waxaana la dhashay seddex Beelood oo kala ah 1=Dagoodiye Saransoor 2=Ciise Saransoor 3=Masare Saransoor − (contracted; show full) Beesha waxaay kumaahmaahdaa DAD IYO DUN WAA LA ARUURIYAA, taas oo ay beesha ula jeeddo in qabiil uusan qiimo laheyn oo dadka in lasoo dhaqweeyaa muhiim tahay. − Dhaqanka beesha waxaa kamed ah in ciddii soo caroottaa ay siiso gabar iyo xoolo. == Taariikh ==TAARIIKH KOOBAN BEESHA GAALJECEL − Qaar Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Beesha Gaaljecel ee Gardheere Samaale − [[Sheikh Hassan Barsane]] Waa Halgamaagii weynaa ee ka hortagay ciidanka xabashida iyo talyaaniga⏎ ⏎ − waa sax. − waxaa lagu xasuustaa inuu Gumeestihii Talyaaniga ku yiri, Markii warqadii Jawaabta celinta aheyd uu diraayey wuxuu hadalk. Shiikh Xassan oo dagaal ba'an la galay Talyaaniga ayaa mar uu ka jawaabayay codsi uga yimid Gumaysigii Talyaani waxa uu kaga jawaabay fariintan isagoona ku bilaabeay, ""Bisinka kadib, Aniga way isoo gaartey warqadaadii waana fahmey waxa eey ka koobneed oo dhan, Laakiin waa qasab inaan ku Ogaysiiyo inaan anagu adeeci doonin awaamirtaada iyo inaan ku biiri (kamidnoqon) doonin ururkaaga. − ⏎ , Dowladiina sharci u gooni ah ayeey leedahey Anagana midlamid ah ayaanu leenahey, Mana aqbaleyno sharci aanan keena ahayn, Sharcigenuna waa sharciga Allah iyo Nabigiisa Muxammed (SCW)., Anagu lama mid nihin dadka kale, Qof anaga naga mid ahna laguma qorin '''"Zaptie" (Quwada ama Awooda Gumeeysiga),''' Mana dhici doonto!!! − H, haddii aad dhulkeena u timaadoid si aad noola dagaalanto, Anaga waan kula dagaalami doonaa hab kasta iyo xeelad kastaba., Aduunkan waa mid kudhow dhamaad waxa ka harey ayaaba aad u yar., Mana dooneyno inaan ku nagaadno (joogno) Dunidaan, waxaana nooga roon inaan dhimano anaga oo difaacaneyna Sharcigeena. − Allah u naxriisto amiin amiin. − − − Sidoo Kale Gaaljecel waxa Ku jiro Rag Islaamka garabkiisa ahadeen Xiliyadii Kacdoonka Ee Maxaakimta Islaamiga ahaa Iyadoo ay La dagalameen⏎ ⏎ Si lamid ah Dagaaladii Xiliyadii Kacdoonka Ee Maxaakimta Islaamiga ahaa Beeshu waxay qeyb wayn ka qaadatay Dagaaladii lagu burburiyay Ciidamadii xabashida iyo Daba dhilifyadii somaliida ee Gobalka Hiiraan, dagaaladii aa oo dad badaniBeeshu wacdaro kua dhinteen Waxa alifay abwaan suldaan garyare . − Gabay Laga Tiriyay Goobihii Dagaalka ayaa ahaa sidan. − ''' − gtay awgeed ayuu Suldaan garyare gabaygaan ka tiriyay.⏎ ⏎ *Gob waxaad ku tahay waa inaad diin gargaartaaye − ⏎ *Goortay dhibaatadu jirtoo gacalku kuu baahdo − ⏎ *Giiryaale fulay iyo nin xuni ways gadaal dhigiye − *Geesiga muhiim ka ah ayaa taagan garabkaagee − ⏎ *Sida Gaaljeceloo kalay gobi u faantaaye − ⏎ *Iyagaa gargaaroo sharciga taagan garabkiisee − ⏎ *Gaaljecel Ilaahow libsii geesteena weeyaane''' − − == Madaxda iyo Halgamayaasha Beesha Gaaljecel ==* − * Beesha waxay tahay. HOGAANKA DHAQAN IYO SIYAASAD Beesha Gaaljecel waa Beesha Kaliya ee Somalida ah ee Leh 23 Ugaas oo is dhaxla , Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi Ugaas muxumud Ugaas Cilmi Ugaas Muxumud Ugaas Jirow Ugaas .......... − *. UGAAS XAAJI SAALAX AYAANA AH UGAASKA UGU FACA WEYN UGAASYADA SOOMAALIDA OO DHAN. DADKA BEESHA UGU CAANSAN⏎ ⏎ ⏎ Abuubakar Ismaaciil Ibraahim. Aqoonyahan isla markaana ah siyaasi caan ah. ⏎ ⏎ * Ugaas Dhaayoow Ugaas Muxumud.........., Ugasas Abtisame Doorwaaq..⏎ ⏎ balse Raggii Taariikhda aan la ilaabi karin reebay waxaa Ka mid Ahaa: ⏎ − * Islaaw Nuur Abiikar. oo Caan Ku Ahaa Gabayada Ha noqoto Kicin, iyo Is guubaabin. − * *Abwaan abuukar Fanaxoow,Abwaankii ugu caansana Hiiraan.⏎ ⏎ ⏎ Abaanduule Maxamuud Yuusuf Aadan " Mahad Fardoole" Abaanduulihii Beesha gaaljecel ee jabiyey Daraawiishtii Sayid maxamed cabdulle xasan , Dagaalkii ka dhacay Gumur shiiraaye,ee ay beeshu ku shiribtay " Ar Gaalo waa ku gooyey gumurshiiraye" −nNabadoon shiikh hirab shiimoow alaha unaxarista waxowuxuu dhintay nabadoon shiikh hirab shiimoow 2005/2/12/ waxowuxuuna ahaya nabadoonka beesha sugow waxow kaso qabqatay xurenti gumeysiga talyanig, wuxuuna kamid ahaa datdki soo halgamay ayow kamid yahay nabadoon shiikh hirab shiimoow nabadoonka beesha sugow)- ee Talyaaniga la diriray.⏎ * Ibraahim Ahmad Dhicisow (ibraahin Cadde) Xog XHKS ee Deg Bulo burte 1981/1989/ waxowuxuu ku dhashtay daganka mukoyle hiiraan) - Abaandulle Rooble Liibaan Wacays" "Rukumbaay ku aar sadow Rag lama caasiye Rooble Liibaan AawaY" − * Ugaas Abdulahi Ugaas Muxumud = Ugaaska beesha gaaljecel Ala Ya Raxma − ⏎ * Suldaan Cabdi Suldaan Mohamed Cali (Suul Garaar) suldaan ka beesha gaal jecel ee jubooyinka.⏎ * nNabadoon shire muuse (nabadoon beesha doorwaaq ee degaanka goobweyn) − * Abdirahman Haji Mumin Wasiirkii Ugu horeeyay gashaandhiga Somalia 1960 − * ex.xEx Xildhibaan Aden abdi jiraabey .ex.m,Ex Membro del consiglio territoriale per i,anno 1952 − * UAbuukaate sare: Xassan Cusman Jumbur {Hiiraan} soona qabtay Jagooyin sar sare. − * Abuukate Maxamed Xuseen Rooble oo ahaa Madaxii Maxkamada Badbaadada ee Gobolada dhexe.1981-1987 − * ''* Abdulahi Macalin Mahamed "Faax" Agaasimihii Wasaarada Shaqada, Shaqaalah iyo Sportska'' − , markii Dambana ka mid ahaa Nabadoonadii ugu miisaanka cuslaa ee Soomaaliya.⏎ * General Abiikar Noor Aadan Xoghayihii gaarka ahaa ee xafiiska ciidamada ee Maxamed siyaad Barre,Ahaana Governatoorkii Gobolada sanaag iyo Sool. − *jeneral Maxamed Cismaan Cali "Maxamed Garooso" Madaxii Hubka iyo rasaasta ee Ciidanka Difaaca cirka., waxaa uu helay Billado geesinimo ka dib markii uu shabakad Gantaalo difaaceed uu ku fidiyey,Gobolada Awdal, Togdheer.,Bakool ,Bay, Mudug, halkaasi oo ay ka caageen in ay dib us oo haweystaan dayuuradaha dagaalka ee Ethiopia,sanadihii 1976-1986. − * General Cadday Cismaan Rooble Guddmoyahii Degmooyinka : Jowhar,Cadalle,Diinsoor,Baardheere, Ee Dowladii kacaanka, Waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii lagu aas-aasay Ciidanka xooga dalka. − *General Cismaan Noor Taliyihii dugsi kumaandoosta iyo Ciidanka difaaca cirka ee Balli doogle. ⏎ ⏎ * general axmad ciyow xasaan waa taliyihiii boliiiska maxkamadii bad baado qaran ⏎ ⏎ * gudoonmiyihiii jaaliyadaha afrika ee dalka Liibiya xuseen cabdi maxamad oo lo yaqaan fareeey * *korneel maxamed shariif aadan taliyihii diifaaca badda iyo farsamada gantaalada ee gobolada jubooyinka(1985-1990). * *korneel Ismaaciil Ibraahim Hassan., Madaxii Jubooyinka. *General Ibraahim Doofeedow. Madaxa Tababarada Ciidanka Asluubta.⏎ * − *General Duuliye Maxamed nuur xussen " Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe, kana mid ahaa saraakiishii aas-aastay Ciidanka cirka sanadihii 1961, Wuxuu Heley Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka,iyo Baalkii Gor-Gorka ahayd , Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee ethoipia Sannadkii 1977" Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig M-21F. − * General Macow Dhicisow cali"Macow Dheere" oo ahaa taliyihii watay ciidamadii xureeyey, Awaare, isla markaana ku dhegebeelay,Dagaalkii jig-jiga, Waxaana lagu abaal mariyey,3 biladood oo labo ay yihiin dahab,midana ya thaya qalin. − ⏎ * Korneel, Dr: Mohamed Sheikh Adan "Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Xooga Dalka Somalia 2014.." - * G/le Sare Faarax Cismaan Axmed "Faaraxow " Madaxii hogaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska Somaliyeed. − *G/Le Sare Duuliye C/laahi xaaji Maxamed yarow. − *Gle Sare xasan cali nuur − * G/le Sare Cabdinuur Cali Adan −*G/le ENG Ibrahim Ali Nur ee ahaa eng kii war isgaarsiinta ciidanka Cirka Somaliyeed burburkii ka hor ⏎ ⏎ *Prof.Doctor Axmed Cabullaahi Cali"Axmed Wardhiigley" oo Prof.ka ah Columbus State University,Ohio,USA. Gar yaqaankii Guud ee Ururka U.S.C, iyo Madaxii qaybta sharciga ee Jabhaddii S.N.M, ahaana Kaaliyahii Koowaad ee Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka ee Degmada Wardhiigley 1980-1982. − *Prof. Doctor : Cali Xassan Cismaan "Cali Xogsade" Madaxa Kulliyada waxbarashada Jaamacada Dhammar ,Kulliyada waxbarshada iyo Science ee Radaac ee Jaamacadda Al-Baydaa ee Dalka Yemen Sannadihii 1996-2000. − * Mr.Cali Nuur Daauud oo ka mid ahaa Macalimiintii degisay Manhajkii af soomaalia ahaa, isla markaana ahaa, Guddoonka waxbarashada ee Muqdishu, isla markaana ahaa Madaxa Manaahijta. ahaana Wasiirkii Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Dowladii Cali Mahdi Maxamed. − *Prof. Abuukar Sheikh Cabdi Ibraahim,(sh.cabdi Dhagool).(Wasiir ku xigeenka maaliyadda iyo Qorsheynta Dawladda Fedaraalka Soomaliya 2013-2014),ka soo baxay jaamacada Azhar,khartuum,iyo West London University. − * Mr. Ahmed Mohamed Ibrahim (Ahmed Yare) SOS National Director − *Dr Maxamuud Garweyne , Wasiir , ahaana Dhaqtar ku weyn Soomaalida Muqdishana aad looga yaqiinay.⏎ * Eng: Kulmiye Iimaan Agaasimihii Guud ee qaybta dayactirka wadooyuinka ee wasaarada howlaha guud ee somalia 1979-1988 − * Eng: Cali Cadulle Jilicow "Bachelor" − * Eng Abdirahman Ahmed Mohamed -Maareeyahii waaxda farsamada ee dakadaha Soomaaliyeed. − * Eng Abuukar Cagabaruur, Madaxii dhul bixinta ee Soomalia 1972-1991 ⏎ ⏎ *Eng Adan Jaqaw cabdi, engineerki dhisay aargada sheik xasan barsane. − *Prof. Aweys Shiekh Yoonis., professor kulliyada luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Gahayr,Xoghayihii Waaxda Arrimaha Dibadda ee Ururka Dhallinyerda,Guddoomiye Ururka Dhallinyerada Gobolka Shabeelaha Hoose (marka),Xoghayihii Guud ee Golaha Samafalka Qaranka ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada.kuna guuleystay billaad Ololihii Horumarinta reer miyiga. − * Mr. Cusmaan Cumar Cabdulle "Cusmaaney" Madaxii Waxbarashada ee Degmada Buuloberde. − *Dr. Maracade Maxamed Axmed "Calale"(Economist)Maareeyihii Warshaddii sokorta jowhar/Agaasamhimihii Shirkadii Somali Airline − *Doctor Hassan Maxamed Cismaan "Xassan Shiino" Gynocology, and childrens disease. − *Doctor C/qaadir Daauud Hussein Aggsimahii guud ee Xannaanada Xoolaha, ee gobolada Shabeelooyinka,iyo Agaasimahii guud ee Waaxda fidinta xoolaha iyo Rimmi gacmeedka degmada afgooye. − * Ambasador Xassan Tifow Barre , Qunsulkii somalia ee Khartoum 1982-1991. − * Ambasador Mr Foodcadde. Safiirkii Somalia u fadhiyey, Ethiopia,1986-1991. (contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme − Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN − Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow} − Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa. All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136256.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|