Difference between revisions 136358 and 136378 on sowiki

{| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;"
|-
|-
{{#if: |
{{!}} colspan="2" style="font-size: |Gl220px]]<br>{{{caption|}}}}}
| colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br> <br> ''Farah''
[[File:GuuleedCasoowe.jpg|GuuleedCasoowe|220pxFarah Garane]]
|-
! colspan="2" style="background-color: #cae1ff; text-align: center;" |  [[Siyaasiyiinta Soomaalida|Wasiirka Warfaafinta Degaanka Soomaalida]]
|-
! colspan="2" style="text-align: center;" | Xafiiska intuu joogay
|-
|-
| colspan="2" style="text-align: center;" | 12 [[Disembar]], [[2009]] ilaa 10 [[Oktoobar]], [[2010]]
(contracted; show full)galaaska 10 aad waxaana nootimid
natiijadii galaaska 10aad ee aan uga
gudbi lahaa galaaska 11aad ama
parperotery ga.
Nasiib xumo waxaa isoo wajahdey in
aan isaga soo taggo dalkii oo aan usoo
kacatimey dalkan kenya.
Runtii [[kenya]] ma aanan islaheyn in aan
  [[Faarax Gaarane]]
laqabsan doono jawigeeda
waxbarasho, iyo tan nololba,
Waxaana kula kulmey nolol adag taas
oo ah mid qaxootinimo.
Runtii qaxootinimadu waa nolol aad u
adag taas oo aan dhihi karo intii aan
noolaa waa mid igu reebtey xasuus
(contracted; show full)kutaal dalkan waana kufaraxsanahey
mahad idilkeed waxey usugnaatey
ALLIHII KONKAAN ASKUMEY ee maanta
iisuurta galiyey in aan wax kaxasuusto
taariikhdii aan kusoo naaloonayey
waxaana idinku dhaafey,
Wabillaahi towfiiq wasalaam alaykum
warahmatulahi wabarakatu.