Difference between revisions 136378 and 136379 on sowiki{| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;" |- |- {{#if: | {{!}} colspan="2" style="font-size: |Gl220px]]<br>{{{caption|}}}}} | colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br> <br> ''Farah'' [[File:Farah Garane]] |- (contracted; show full)natiijadii galaaska 10aad ee aan uga gudbi lahaa galaaska 11aad ama parperotery ga. Nasiib xumo waxaa isoo wajahdey in aan isaga soo taggo dalkii oo aan usoo kacatimey dalkan kenya. Runtii [[kenya]] ma aanan islaheyn in aan [[Faarax Gaarane]] l aqabsan doono jawigeeda waxbarasho, iyo tan nololba, Waxaana kula kulmey nolol adag taas oo ah mid qaxootinimo. Runtii qaxootinimadu waa nolol aad u adag taas oo aan dhihi karo intii aan noolaa waa mid igu reebtey xasuus lama illaawaan ah waxaana isku dayey (contracted; show full)kutaal dalkan waana kufaraxsanahey mahad idilkeed waxey usugnaatey ALLIHII KONKAAN ASKUMEY ee maanta iisuurta galiyey in aan wax kaxasuusto taariikhdii aan kusoo naaloonayey waxaana idinku dhaafey, Wabillaahi towfiiq wasalaam alaykum warahmatulahi wabarakatu. All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136379.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|