Difference between revisions 136887 and 136888 on sowiki{| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;" |- |- {{#if: | {{!}} colspan="2" style="font-size: smaller; text-align: center;" {{!}} [[File:FarahGarane.jpg|FarahGarane|220px]]<br>{{{caption|}}}}} | colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br> <br> ''Gaarane '' (contracted; show full)Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga. Dugsiga Hoose/dhexe ee [[Ugaas Mashkooke]] Waxaa Uu Kamid Noqdey Ardeydii Ufariisatey Sanad Dugsiyeedkii 2008 ee Dugsiga sare ee gobolka [[Gode]] [[Gode Hight School]] Sanadii xigtey ee 2009 Waxaa Uu Uga Gudbey Galaska 10aad. Waxaana timid natiijadii Galaaska 10aad ee aan uga gudbi lahaa Galaaska 11aad ama Parperotery == Deegaanka U Soomarey == {| class="wikitable" |- ! [[Gode]] [[Ethiopia]] |- ! [[Dadaab]] [[Kenya]] |- ! [[Nairobi]] [[Kenya]] |- ! [[Lusaka]] [[Zambia]] |- ! [[Luanda]] [[Angola]] |}⏎ ⏎ ⏎ ⏎ ⏎ '''Safarkii Cidleeye''' Nasiib xumo waxaa Soo wajahdey in uu isaga soo taggo dalkii oo usoo kacatimo dalka [[kenya]] Runtii Dalkan Cusub ee Uu soo Ambaqaadey ee [[kenya]] lamid ma aheyn Halkii Uu Markii hore Kasoo Caga dhigtey, Waxaa Isbadal weyn Ku yimid Noloshii Caadiga aheyd Laqabsiga Bulsho Kugu Cusub Taasoo Soo dadajisay In uu Kufikiro In uu Dib ugu noqdo Halkii Uu Macruufka ka ahaa. Laqabsiga Nolosha Cusub ayaa Caqabada ugu Weyn ku aheyd Si kastaba Ha Ahaatee Xaajadu waxay Isbadashey Markii Uu Asxaab Kuyeeshey Xerada Qaxootiga ee [[Ifo]] Kuwaas Oo Ka Caawiyeen In ay Farta Ugu fiiqaan Halka Uu Hamigiisu Yahay, Si kastaba Ha Ahaatee [[Faarax Gaarane]] [[Farah Garane]] Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah [[Private]] Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho. Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey. All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136888.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|