Difference between revisions 136888 and 136903 on sowiki


{| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;"
|-
|-
{{#if: |
{{!}} colspan="2" style="font-size: smaller;  text-align: center;" {{!}} [[File:FarahGarane.jpg|FarahGarane|220px]]<br>{{{caption|}}}}}
| colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br> <br> ''Gaarane ''
(contracted; show full)! [[Nairobi]] [[Kenya]]
|-
! [[Lusaka]] [[Zambia]]
|-
! [[Luanda]] [[Angola]]
|}








'''Safarkii Cidleeye'''



 Nasiib xumo waxaa Soo wajahdey in uu isaga soo
taggo dalkii oo usoo kacatimo dalka [[kenya]] Runtii Dalkan Cusub ee Uu soo Ambaqaadey ee [[kenya]] lamid ma aheyn Halkii Uu Markii hore Kasoo Caga dhigtey, Waxaa Isbadal weyn Ku yimid Noloshii Caadiga aheyd Laqabsiga Bulsho Kugu Cusub Taasoo Soo dadajisay In uu Kufikiro In uu Dib ugu noqdo Halkii Uu Macruufka ka ahaa.
Laqabsiga Nolosha Cusub ayaa Caqabada ugu Weyn ku aheyd Si kastaba Ha Ahaatee Xaajadu waxay Isbadashey Markii Uu Asxaab Kuyeeshey Xerada Qaxootiga ee [[Ifo]] Kuwaas Oo Ka Caawiyeen In ay Farta Ugu fiiqaan Halka Uu Hamigiisu Yahay, 
Si kastaba Ha Ahaatee [[Faarax Gaarane]] [[Farah Garane]] Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah [[Private]] Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho.

Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey.