Difference between revisions 139650 and 141448 on sowiki


== beelwaynta maxamed case-samaroon

 ==
Beesha maxamed case 

waa beel ka mida beelaaha soomaliyeed ee daga galbeedka dalka somaliland isir ahaan waxa ay ka soo jeedan beel waynta gadabuursi
beeshu waxa ay deegaan ahaan dagantahay gobolada awdal salal gabilay iyo saaxil ee dalka somaliland iyo gobolo ka mid ah dalalka 
(contracted; show full)
 
* -abokor maxamed ( bahaber abokor) oo ukala baxa sadex beelood 
* -aadan maxamed (bahaber aadan) oo ukala baxa shan beelood
* -xuseen maxamed (habar xuseen/bahaber celi) oo ukala baxa kow iyo toban beelood
* -maxamed muuse maxamed ( reer maxamed) oo ukala baxa todoba reerood 
* -maris muuse maxamed ( bahaber muuse ) oo ukala baxa sagaal beelood
* -aadan muuse maxamed ( bahaber muuse ) oo ukala baxa sadex beelood
* -cusmaan muuse maxamed ( abrayn) oo ukala baxa 
shantodobba beelood 

reeraha waawayn ee todobada ah waxa lagu yaqaana caasimado oo reer walba ugaara in kasta oo inta badan deeganada ay wadagan casimadahooga ayaa sidan kala ah :

* bahabaer celi  : saylac,xariirad iyo boon
* bahaber muuse : saylac,lugahaya iyo gargaara
* reer maxamed : saylac,gobolka iyo xamarta 
* abrayn : saylac iyo garbo dadar,Garbo dadar, Sheed-dheer, Waraqa-dhigta, Cali-Xaydh, Bacado, Fardalaguxidh, Geerisa, Garaaca, Gargaara,Weeraar.
<gallery>
Example.jpg|Caption1
Example.jpg|Caption2
</gallery>
* bahaber abokor : saylac fardaha i
yo geerisa
bahaber aadan : saylac iyo xuunshalay
aadan cade : saylac iyo cali xaydh 

shakhsiyaadka caan ka ah ee ka soo jeeda beesha waxa ka mid ah boqoro madax iyo halgama aad u caana oo ka mid yahay :

* -imaam axmed ibraahim guray
* -boqor cali dable aadan
* -boqor faarax caashuur 
* -sheekh ibraahim saylici 
* -xaaji diide ( madaxwaynihi ugu horeeyay ee jabuuti iyo aasaasaha magaalo madaxda)
* -xaaji kaamil
* -xaaji kuul
* -xaaji khyre
* -xaaji boodhle 
* - xaaji jaamac saylici ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* -maxamuud xaaji diide ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* - geele jid goo 
<gallery>
#REDIRECT [[Example.jpg|Caption1
Example.jpg|Caption2]]
<gallery>
<nowiki>Example.jpg|Caption1
Example.jpg|Caption2</nowiki>
</gallery>
</gallery>