Difference between revisions 141448 and 142378 on sowiki



== beelwaynta maxamed case-samaroon

 ==
Beesha maxamed case 

waa beel ka mida beelaaha soomaliyeed ee daga galbeedka dalka somaliland isir ahaan waxa ay ka soo jeedan beel waynta gadabuursi
beeshu waxa ay deegaan ahaan dagantahay gobolada awdal salal gabilay iyo saaxil ee dalka somaliland iyo gobolo ka mid ah dalalka 
itoobiya iyo djabouti beeshu waxa ay leedaha tariikh aad u fac wayn taasoo magaalo madaxdooda guud ay tahay magaalada saylac oo 
(contracted; show full)
* -maxamed muuse maxamed ( reer maxamed) oo ukala baxa todoba reerood 
* -maris muuse maxamed ( bahaber muuse ) oo ukala baxa sagaal beelood
* -aadan muuse maxamed ( bahaber muuse ) oo ukala baxa sadex beelood
* -cusmaan muuse maxamed ( abrayn) oo ukala baxa todobba beelood 

reeraha waawayn ee todobada ah waxa lagu yaqaana caasimado oo reer walba ugaara in kasta oo inta badan deeganada ay wadagan casimadahooga ayaa sidan kala ah :

* bahabaer celi 
  : saylac,xariirad iyo boon
* bahaber muuse : saylac,lugahaya iyo gargaara
* reer maxamed : saylac,gobolka iyo xamarta 
* abrayn : saylac,Garbo dadar, Sheed-dheer, Waraqa-dhigta, Cali-Xaydh, Bacado, Fardalaguxidh, Geerisa, Garaaca, Gargaara,Weeraar.
<gallery>
Example.jpg|Caption1
Example.jpg|Caption2
</gallery>
* bahaber abokor : saylac fardaha i
yo geerisa
bahaber aadan : saylac iyo xuunshalay
aadan cade : saylac iyo cali xaydh 

shakhsiyaadka caan ka ah ee ka soo jeeda beesha waxa ka mid ah boqoro madax iyo halgama aad u caana oo ka mid yahay :

* -imaam axmed ibraahim guray
* -boqor cali dable aadan
* -boqor faarax caashuur 
* -sheekh ibraahim saylici 
* -xaaji diide ( madaxwaynihi ugu horeeyay ee jabuuti iyo aasaasaha magaalo madaxda)
* -xaaji kaamil
* -xaaji kuul
* -xaaji khyre
* -xaaji boodhle 
* - xaaji jaamac saylici ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* -maxamuud xaaji diide ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* - geele jid goo 
<gallery>
#REDIRECT [[Example.jpg|Caption1
Example.jpg|Caption2]]
<gallery>
<nowiki>Example.jpg|Caption1
Example.jpg|Caption2</nowiki>
</gallery>
</gallery>