Difference between revisions 142378 and 156378 on sowiki== bBeelwaynta mMaxamed case-sMamaroon == Beesha mMaxamed cCase waa beel ka mida beelaaha soomaliyeed ee daga galbeedka dalka somaliland isir ahaan waxa ay ka soo jeedan beel waynta gadabuursi beeshu waxa ay deegaan ahaan dagantahay gobolada awdal salal gabilay iyo saaxil ee dalka somaliland iyo gobolo ka mid ah dalalka itoobiya iyo djabouti beeshu waxa ay leedaha tariikh aad u fac wayn taasoo magaalo madaxdooda guud ay tahay magaalada saylac oo ay iyaku ubadanyihiin haatan taariikh ahaana u leeyihiin. beesha waxa ka dhashay halgamaayo boqoro culimo iyo madax dawladeed oo ka qayb qaatay dhismaha boqortooyooyinkii iyo maamuladi ka hana qaaday deeganka geeska afrika oo ay ka mid ahaayeen boqotooyadi adal iyo dawladaha jabuuti somalia iyo somalilandba deegaanda beeshu dagto waxa ka mid ah magaalooyinka : Borama,saylac,lughaya,baki,gabilay,bulaxaar,garbo raaxo,geerisa,cali xaydh,bus boon,xariirad,fiqi aadan,fardolagu xidh,caasha cado,lawya cado,gargaara bari,karuura,kalawle,ceel baxay,ceellahelay,ceelsheekh,iyo iyo dhamaan xeebaha buuradayda gobolka galbeed ee geeska afrika. waxa ay u ka la baxda beeshu guud ahaan todoba qabiil oo kala ah * -aAbokor mMaxamed ( bBahaber aAbokor) oo ukala baxa sadex beelood * -aAadan mMaxamed (bBahaber aAadan) oo ukala baxa shan beelood * -xXuseen mMaxamed (hBabar xXuseen/bahaber celi) oo ukala baxa kow iyo toban beelood * -mMaxamed mMuuse mMaxamed ( reer mMaxamed) oo ukala baxa todoba reerood * -mMaris muuse maxamed ( bBahaber mMuuse ) oo ukala baxa sagaal beelood * -aAadan mMuuse mMaxamed ( bBahaber mMuuse ) oo ukala baxa sadex beelood * -cCusmaan mMuuse mMaxamed ( aAbrayn) oo ukala baxa todobba beelood reeraha waawayn ee todobada ah waxa lagu yaqaana caasimado oo reer walba ugaara in kasta oo inta badan deeganada ay wadagan casimadahooga ayaa sidan kala ah : * bBahabaer cCeli : sSaylac,xXariirad iyo boon Boon Cabdulqaadir Fiqi Aadan Jidhi Aasha cado * bBahaber mMuuse : sSaylac,lLugahaya iyo g, Cali xaydh, Ceel sheekh Gargaara * rReer mMaxamed : sSaylac,gGobolka iyo xXamarta * aAbrayn : sSaylac,Garbo dadar, Sheed-dheer, Waraqa-dhigta, Cali-Xaydh, Bacado, Fardalaguxidh, Geerisa, Garaaca, Gargaara,Weeraar. <gallery> Example.jpg|Caption1 Example.jpg|Caption2 </gallery>⏎ ⏎ * bahaber abokor : saylac fardaha i yo geerisa b⏎ * .Bahaber aadan : saylac iyo xuunshalay⏎ a ⏎ * Aadan cade : saylac iyo cali xaydh ⏎ ⏎ shakhsiyaadka caan ka ah ee ka soo jeeda beesha waxa ka mid ah boqoro madax iyo halgama aad u caana oo ka mid yahay : * -iImaam aAxmed iIbraahim gGuray * -bBoqor cCali dable aAadan * -bBoqor fFaarax caashuur * -sSheekh iIbraahim saylici * -xXaaji dDiide ( madaxwaynihi ugu horeeyay ee jabuuti iyo aasaasaha magaalo madaxda) * -xXaaji kKaamil * -xXaaji kKuul * -xXaaji kKhyre * -xaaji boodhle * - xXaaji jJaamac saylici ( madaxwaynihii hore ee jabuuti) * -mMaxamuud xaaji dDiide ( madaxwaynihii hore ee jabuuti) * - geele jid goo <gallery> #REDIRECT [[Example.jpg|Caption1 Example.jpg|Caption2]] <gallery> <nowiki>Example.jpg|Caption1 Example.jpg|Caption2</nowiki> </gallery> </gallery>* Suldaan badmaax * Sheekh Farax wadad by: xoosh libaaxlayson All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=156378.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|