Difference between revisions 156378 and 156379 on sowiki

== Beelwaynta Maxamed case-MSamaroon

  === Maxamed Makadoor Samaroon Siciid Daaud al zaylaci ===
Beesha Maxamed Case 

waa beel ka mida beelaaha soomaliyeed ee daga galbeedka dalka somaliland isir ahaan waxa ay ka soo jeedan beel waynta gadabuursi
beeshu waxa ay deegaan ahaan dagantahay gobolada awdal salal gabilay iyo saaxil ee dalka somaliland iyo gobolo ka mid ah dalalka 
itoobiya iyo djabouti beeshu waxa ay leedaha tariikh aad u fac wayn taasoo magaalo madaxdooda guud ay tahay magaalada saylac oo 
ay iyaku ubadanyihiin haatan taariikh ahaana u leeyihiin.

(contracted; show full)* -xaaji boodhle 
* - Xaaji Jaamac saylici ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* -Maxamuud xaaji Diide ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* - geele jid goo 
* Suldaan badmaax 
* Sheekh Farax wadad  

by: xoosh libaaxlayson