Difference between revisions 140410 and 141600 on sowiki

beesha gaaljceel waa todoba odaay7 shaan majoogaan 2laaba ayaa joogtaa labadaas oo ah barsane soraale iyo doraq soraale

Gaaiyojecel Saransoor Waa Beel Kamid ah Beelaha Somaliyeed kuna Abtirsata Garjante Gardheere Samaale oo ah beelaha  ugu waaweeyn ee Somalia
Waxaana la dhashay seddex Beelood oo kala ah 
1=Dagoodiye Saransoor 
2=Ciise     Saransoor 
3=Masare    Saransoor 
 
−		 
Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu  badan koonforta Soomaaliya waxeyna  kamid tahay beelaha nabadda iyo soomali jaceylka lagu yaqaan gaar ahaan Bur burki dalka loo geeystay ee siyaasadda iyo qabyaaladda laxiriirey Gaaljecel kama qeeybqaadan , gaar ahaan Beesgu maysan yeelan mana taageerim hogaamiye dagaal ooge qabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeyey toona.
 

Waa beel jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo daris wanaaga  
 

Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA, DADKA IYO DIINTA. 

Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayso Beelaha kala ee kasoo carara dagaalada ama dagaal lagaga atkaado ee dhulkoodiina laga qixiyo.
 
GaalJecel waxay ka koobantahay illaa iyo Shan Beelood oo waaweyn oo kala ah.

1=Barsame oo ah Curudka Beesha
2Dirisame
3=Abtisame
4=Doqon-Diid
5= Luhube

Shantan Beelood ayaa ah kuwa ugu waawyn ee Beesha , Gaar ahaan Beesha luhube ayaa ah beesha ugu badan ee beelaha gaaljecel waxaana kamid ah
**Caloofi
**Sugoow
***Caafi Sugoow
****Maxamed Caafi
*****Xuseen Weheliye
******Reer Bageey
*******Reer Dhaayow
********Xaaji Yuusuf Dhaayow
*********Dr. Cabdirisaaq Xaaji Yuusuf Dhaayow

**Caafi
**farax xersi
**erebala iyo yabar cumar
** Dheemow iyo Magan
**Oday Cad
,

DHULKA IYO DEEGAANKA BEESHA GAALJECEL

Beesha Gaaljecel waa beesha ugu dhulka wayn beelaha ku abtirsada Hawiye.

Beeshu waa Beesha ugu badan ee Degta Hiiraan , Sidoo kala waa Beesha ugu badan ee Degta Jubada Hoose. sidoo kala Beeshu waxay degtaa Shabeelaha Dhexe gaar ahaan dhul lagu qiyaaso 100 kmSq.

sidoo kala beeshu waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre.

isku soo wada duub beeshu waxay ku fadhisaa dhul u qalma laba gobol.

deegaanada ay dagtana waxay kala yihiin

1=Hiiraan
2=Shabeellada Dhexe  
3=Shabeellada Hoose
4=Jubadda Dhexe
5=Jubadda Hoose
 

Dhulka Beesha ay degto waa dhul Barwaaqa ah  biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay
 	
Tusaale haddii aan usoo qaatto, Dhulka udhaxeeya Webi Shabeelle ama looyaqaanno hiiraan shabeellada hoose shabelada dhexe iyo bay iyo Bakool oo ay beesha kaligeed degto, waxaa kuyaalla 110 ceel oo biyahooda ay daadayaan fadhigana lagu soo qaado oo aan wadaan ubaahneyn, gaar ahaan waxaaa xusuus mudan in dhamaan ceelashan ay yihiin kuwa aan la qodin oo iska yaacaya.

Dhulkaas waa howd oo ay adagtay in aad aragto 100 meeter waxa kuutaagan intiisa badan meelaha qaarna 10 meter 
 

Meelaha kale ee ay Soomalaida ladegaana waxaa kamid ah, Bay,Bakool iyo Banaadir.

Sidoo kale waxey degaan Itoobiya & Kenya gaar ahaan Gobolka Xeebta.
 
waxeyna caan ku yihiin wax soo saarka Dalka sida Xoolo dhaqato, BeeraleyBeesha Gaaljceel Samow Waxey uqeyb santaa7-Laf, 2 kamid ah 7-daa  waxey kalayihiin (B) Barsane iyo (T) Sooraanle. Waxeyna Beeshu degtaa Guud ahaan: Geeska Africa (Somalia )oo ay  si aada udegto(Ethiopia) iyaduna ay degto(Kenya)  oo ay kadagaan dhulja xeebta kuteedsan (Djibouti) oo ay kadagan yihiin dhanka xigta Ethiopia...
Beeshu Waxey Somaliya  kadagan yihiin 5 Gobol oo kala ah:(1)Gob:Hiiraan - sida Jalalaqsi,Jibiley,Show,Mukeyle,Deg Buula Barde,Deg: Buq Aqable, Degmada Ceel Cali, Wabxo,Haraale ,Luuqa Jeelow iyo Deg Baladweyn.Dhamaan Deegaannadaas waxey dhacaan Wabiga Shabeelle Dhankiisa Galbeed ama Qorraxsinka.
(2) Gob: Shabeelada Dhexe, Degmada  Jowhar,Jariirow,Carmooley,Dhiin Garas, 
Garas dheere,Maquudaale,Orlooyo,Duuraay,Dhaloodhinka.Deegaanadaas sidoo kale iyaguna waxey dhacaan Galbeedka Wabiga Shabeelle ee soo mara Gobolka Sh.Dhexe.
(3)Gob: Shabeellada Hoose...Afgooye,Baladal Amiin,Wanlaweyn,Kabahirig.
(4) Gob: Bay (5)  Gob Jubada Hoose & (6) Jubada sare ... 

Gaaiyojecel Saransoor ,Waxey Wada Dhasheen 3 Beelood : Dagoodiye Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saran soor..dhamaan Afarta ilma Saransoor waxey ku Abtirsadaan Beel weynta  Gardheere Samaale oo ah beelaha  ugu waaweeyn ee Somalia

Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu  badan koonforta Soomaaliya waxeyna  kamid tahay beelaha nabadda iyo Diin jaceylka lagu yaqaanno Waxeyna kabadbaaday iney yeelato Dagaal ooge Qabiil isla markaana ay garab siiso Hogaamiye kale oo dagaal ..

Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayso Beelaha kala ee kasoo carara dagaalada ama dagaal lagaga atkaado ee dhulkoodiina laga qixiyo.
Markii lagayimaado 5 ma'aqan waxey 2da kale uqeybsamaan 5 Xubnood oo waaweyn kuwaasoo iyaguna Jilibyo hoose utarmay.. waxaan ka xusi karnaa..
 1=Barsane oo ah Curudka Beesha (Waxaa kadhashay Caalimkii weynaa ee Gumeysigii Yalyaani Dagaal dhowr Sano socday lagalay : Sh.Xasan Barsane.. oo markii danbe kushahiiday gacantii Gumeusiga( Allaha shahaadadiisa ka aqbalee)
2=Dirisame Waxaa Kasoojeeda Rag Caana uu Kamid  ahaa Allaha unaxariistee Abukato Jumbur...
3=Abtisame.. Waa Ogaasyada lagu qadariyo xaga dhaqanka oo beel weynta Gaal jecel uhayaan ixtiraam..Aqalkaa ugaasnimaduna soo hayeen ilaa hadana haayaan 22 ugaas oo is dhashay..   waxaana uu dhaqanku ahaa mid markii lacaleemo saarayo Ugaaska in Beelweynta kakala timaado 6- da Gobol iyo 3 da wadan ee deriska ah waxaana lagu duubi joray halka loo yaqaanno Yiblan oo katirsan Gobolka Sh.Dhexe Galbeeska.Waxaa kaloo kasoo jeeda Beesha Waziirkii hore ee Gaashaandhiga dowladii C/Rashiid Cali Sharma'arke.. AU C/Raxmaan Xaaji Moumin.. Afganbigii markuu xukunka kula wareegay Jenaral Maxamed Siyaad Barre, C/Raxmaan Xaaji Mumin wuxuu kamid noqday Madaxdii fara kutiriska ahee Kabadbaaday Seeftii Kacaanka taasoo sabab u aheyd Abaal uu ugalay Jananka  dhallin yara nimadoodii.
4=Doqon-Diide  waa Jilib weyn oo deegaankoodu ubadanyahay Jubada hoose iyo Jubada Sare ilaa Wadanka Kenya... Waxaana laga xusi Karaa: Gudoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Somalia xorriyad markii laqaatay layegleelay. SH Mukhtaar.. AU
5= Luhubo  Waa Jilib ka midah Jilib yada Beesha kuwooda caanka ah .4 Gobolna kadaga Wadanka : Hiiraan,Sh/Dhexe,Sh/ Hoose/ Jubada Hoose
 

sidoo kala Luhubo waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre Gardheere.

Deegaan ahaan marka lafiiriyo Beeshu 5 taa Gobol ee aynu soo xusnay ee beeshu ay degto,Beeshu waxey deegaan ahaan udooranwysay Howd-ka Si xoolahooda uhelaan Daaqsin fiican Biyo iyo Bey'ad  Kuhaboon Xoolahooda.
 Degenaanshiyaha Howd-ka kaliya uma aheyn Beeshu Hadaf iyo yool ay beegsato balse Waxey lahaayeen aragti aan kaliidan tan ay kaqabeen Dhulka baadiyaha,Sidaasi Darteed ayaa waxaa shici jiryay in Dad khaas ah loodiro Iney Cilmi soo Bartaan kagadaalna Dadka ay waxbartaan...Culumada Waaweyn ee Laga Xusi karo Waxaa Kamid ah.. Sheikh Aw Guure Yaxye oo ahaa Caalim aad looga yaqiinnay Somalia daraasaadka  qaarna ay Muujinayaan in Halku dhiga ah ( Aw Guuriyow/ Awguuriye) Meeshaa laga soo qaatay maadaama lasheego inuu Weli ahaa ( Rabbi ayaa naga oge)  Sida Shadaliga ay ree waqooyigu iyaguna u isticmaalaan Nooc Shaahiga kamid ah...
Waxaa Awlaadiisii Kamid ahaa oo iyaguna Culumo waaweyn noqday # Sheikh Aadam Sheikh Ciise Cismaan. # Labada Caalim ee ardayda u ahaa Sh. Adam oo Sami ahaa  sheekhuna dhihi Jiray  Ibraahiimeyn( yacnii 2Ibrahim) Waa Sh. Ibrahim Sh. Adam oo asaga uu dhalay iyo Sh. Ibraahiim Aw Nuur oo uu Adeer u ahaa... Dhamaan Allaha uwada naxariisto Waxey ku aasan yihiin Degmada Buq Aqable/Gob Hiiraan.
 
Beeshu waxey caan ku yihiin wax soo saarka  sida Xoolaha, Beeraha iyo Ganacsiga kala duwan, khaasatan Hodan ayeey ku yihiin ganacsiga Geela iyo Ariga taas oo 43% ay dadka xoolaha kaganacsada koonforta Soomalaiya ay ayaga yihiin.
 

waxaa kaloo ay hodan kuyihiin Geela iyo Ariga taas oo u ah hiddo iyo dhaqan ay uleeyihiin sida Soomalaida kaleba.
 

Soomaalida inta badan ayaa tiraahda magaca Gaaljecel micnahiisa waa Geeljecel.
 
(contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme
 
−	Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN
 
−cbdiwaxid bashiir aadan ciyartooyda qaranka somaliyed	
Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow}
 
−	Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa.