Difference between revisions 141600 and 141601 on sowiki

Beesha Gaaljceel Samow Waxey uqeyb santaa7-Laf, 2 kamid ah 7-daa  waxey kalayihiin (B) Barsane iyo (T) Sooraanle. Waxeyna Beeshu degtaa Guud ahaan: Geeska Africa (Somalia )oo ay  si aada udegto(Ethiopia) iyaduna ay degto(Kenya)  oo ay kadagaan dhuljka xeebta kuteedsan (Djibouti) oo ay kadagan yihiian dhanka xigta Ethiopia...
Beeshu Waxey Somaliya  kadagan yihiintaa 5 Gobol oo kala ah:(1)Gob:Hiiraan - sida Jalalaqsi,Jibiley,Show,Mukeyle,Deg Buula Barde,Deg: Buq Aqable, Degmada Ceel Cali, Wabxo,Haraale ,Luuqa Jeelow iyo Deg Baladweyn.Dhamaan Deegaannadaas waxey dhacaan Wabiga Shabeelle Dhankiisa Galbeed ama Qorraxsinka.
(2) Gob: Shabeelada Dhexe, Degmada  Jowhar,Jariirow,Carmooley

,Dhiin Garas, 

Garas  dheere,Maquudaale,Orlooyo,Duuraay,Dhaloodhinka.Deegaanadaas sidoo kale iyaguna waxey dhacaan Galbeedka Wabiga Shabeelle ee soo mara Gobolka Sh.Dhexe.
(3)Gob: Shabeellada Hoose...Afgooye,Baladal Amiin,Wanlaweyn,Kabahirig.
(4) Gob: Bay (5)  Gob Jubada Hoose & (6) Jubada sare ... 

Gaaiyoljecel Saransoor ,Waxey Wada Dhasheen 3 Beelood : Dagoodiye Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saran soor..dhamaan Afarta ilma Saransoor waxey ku Abtirsadaan Beel weynta  Gardheere Samaale oo kamidah beelaha  ugu waaweeyn ee Somalia

Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu  badan koonforta Soomaaliya waxeyna  kamid tahay beelaha nabadda iyo Diin jaceylka lagu yaqaanno Waxeyna kabadbaaday iney yeelato Dagaal ooge Qabiil isla markaana ay garab siiso Hogaamiye kale oo dagaal ..

Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayso Beelaha kala ee kasoo carara dagaalada ama dagaal lagaga atkaado ee dhulkoodiina laga qixiyo.
Markii lagayimaado 5-ta ma'aqan waxey 2da kale uqeybsamaan 5 Xubnood oo waaweyn kuwaasoo iyaguna Jilibyo hoose utarmay.. waxaan ka xusi karnaa..
 1=Barsane oo ah Curudka Beesha (Waxaa kadhashay Caalimkii weynaa ee Gumeysigii YTalyaani Dagaal dhowr Sano socday lagalay : Sh.Xasan Barsane.. oo markii danbe kushahiiday gacantii Gumeuysiga

( Allaha shahaadadiisa ka aqbalee)
2=Dirisame Waxaa Kasoojeeda Rag Caana uu Kamid  ahaa Allaha unaxariistee Abukato Jumbur...
3=Abtisame.. Waa Ogaasyada lagu qadariyo xaga dhaqanka oo beel weynta Gaal jecel uhayaan ixtiraam..Aqalkaa ugaasnimaduana soo hayeenay ilaa hadana haayaan   22 ugaas oo is dhashay..   waxaana uu dhaqanku ahaa mid markii lacaleemo saarayo Ugaaska in Beelweynta kakala timaado 6- da Gobol iyo 3 da wadan ee deriska ah waxaana lagu duubi joray halka loo yaqaanno Yiblan oo katirsan Gobolka Sh.Dhexe Galbeeska.dkiisa Waxaa kaloo kasoo jeeda Beesha Waziirkii hore ee Gaashaandhiga dCadaalada ee Dowladii C/Rashiid Cali Sharma'arke.. 

AU C/Raxmaan Xaaji Moumin.. Afganbigii markuu xukunka kula wareegay Jenaral Maxamed Siyaad Barre, C/Raxmaan Xaaji Mumin wuxuu kamid noqday Madaxdii fara kutiriska ahaa ee Kabadbaaday Seeftii Kacaanka taasoo sabab u aheyd Abaal uu ugalay Jananka  dhallin yara nimadoodiisii.
4=Doqon-Diide  waa Jilib weyn oo deegaankoodu ubadanyahay Jubada hoose iyo Jubada Sare ilaa Wadanka Kenya... Waxaana laga xusi Karaa: Gudoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Somalia xorriyad markii laqaatay layegleelaykadib.. SH Mukhtaar.. AU oo asagoo si kumeel gaara asagoo haya talada geeridii Cabdi Rashiid kadib uu afganbiga kudhacay...
5= Luhubo  Waa Jilib ka midah Jilib yada Beesha kuwooda caanka ah .4 Gobolna kadaga Wadanka : Hiiraan,Sh/Dhexe,Sh/ Hoose/ Jubada Hoose
 

sidoo kala Luhubo waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre Gardheere.

Deegaan ahaan marka lafiiriyo Beeshu 5 taa Gobol ee aynu soo xusnay ee beeshu ay degto,waxe Beeshu waxeyinta badan deegaan ahaan udooranwysayfadileen dhinaca Howd-ka   Si xoolahooda uhelaan Daaqsin fiican Biyo iyo Bey'ad  Kuhaboon Xoolahooda.
 Degenaanshiyaha Howd-ka kaliya uma aheyn Beeshu Hadaf iyo yool ay beegsato balse Waxey lahaayeen aragti aan kaliidan tan ay kaqabeen Dhulka baadiyaha,Sidaasi Darteed ayaa waxaa shici jiryay in Dad khaas ah loodiro Iney Cilmi soo Bartaan kagadaalna Dadka ay waxbartaan...Culumada Waaweyn ee Laga Xusi karo Waxaa Kamid ah.. Sheikh Aw Guure Yaxye oo ahaa Caalim aad looga yaqiinnay Somalia daraasaadka  qaarna ay Muujinayaan in Halku dhiga ah ( Aw Guuriyow/ Awguuriye) Meeshaa laga soo qaatay maadaama lasheego inuu Weli ahaa ( Rabbi ayaa naga oge)  Sida Shadaliga ay ree waqooyigu iyaguna u isticmaalaan Nooc Shaahiga kamid ah...
Aw Guure Waxaa Awlaadiisii Kamid ahaa oo iyaguna Culumo waaweyn noqday:
 # Sheikh Aadam Sheikh Ciise Cismaan.

 # Labada Caalim ee ardayda u ahaa Sh. Adam oo Sami ahaa  sheekhuna dhihi Jiray  Ibraahiimeyn( yacnii 2Ibrahim) Waa Sh. Ibrahim Sh. Adam oo asaga uu dhalay iyo Sh. Ibraahiim Aw Nuur oo uu Adeer u ahaa... Dhamaan Allaha uwada naxariisto Waxey ku aasan yihiin Degmada Buq Aqable/Gob Hiiraan.
 
(contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme
 
−	Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN
 
−cbdiwaxid bashiir aadan ciyartooyda qaranka somaliyed	
Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow}
 
−	Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa.