Difference between revisions 141465 and 141466 on sowiki

{{Infobox Region|
name_local = Gedo|
region_type = Gobolka|
region_type_local = Gedo|
region_of_link = Soomaaliya|
region_of_name = Soomaaliya|
region_of_name_local = |
capital = Garbahaarey|
(contracted; show full)an ah. Gaalo Madow ayaa waxaa ku kacay xoogag reer Gedo ah oo ka dhiidhiyay awoodii ay ku maquunin jireen dadka iyagu arxanka aan lahayn ee Gaalo Madow. Abaanduulayaal caan ah ayaa ciidamo isku duwday kuwaas oo berigii dambe Geelayda geiyga ay meerin jireen, "Waxay cuntiyo, ceel ay ka cabto ma waynine, Cabdille Gaab, Sheekh Cali iyo Ciyaa u jooga."  Baardheere ilaa Baraawe ayaa ciidamo laga abaabulay kuwaas oo wiiqay awoodii gaalo madow ilaa lagu eryay xaduudaha Kiinya iyo Itoobiya.
Gobolka gedo 
Waxaa xoreeyey Sade mareexaan.mareexaan waxa uga badan beelaha digil iyo mirifleh

==Gobolnimadii iyo Degmooyinka Gedo==
Maamulkii gumeysiga iyo dowladihii dhexe ee Soomaaliya badadiyaa iskuma mashquulin maamul hoosaadka ummada Soomaaliyeed. Talyaani iyo Ingiriis mar walba danta ay ka lahaayeen Soomaaliya ayay fushanayeen markii la iska rogay reeryada gumeysi, dowladihii noo dhashay habkii gumeysiga ayay sii daadihiyeen. Dowladdii hore ee Jeneraal Maxamed Siyaad Barre gobalka Gedo wuxuu ahaa todobo dagmo.

(contracted; show full)* 1 [[baardheere]]
* 2 [[Luuq ganaane]]
* 3 [[Doolow]] 
* 4 [[Beled Xaawo]]
* 5 [[garbaharay]]
* 6 [[Ceel Waaq]]
* 7 [[karaban]]
* 8 [[Boholgaras]]