Difference between revisions 142412 and 164076 on sowiki

'''Biyo kulule''' waa xaafad ku taala magaalada boosaaso, waxay kamid tahay xaafadaha ugu caansan ee magaalada boosaaso,waa xaafad ay afarta gees kaga yaaliin masaajido. Waxaa ku yaalo saldhig oo hortiisa maro waddo toos kuu gaynaysa bada quruxda badan ee boosaaso.Xaafada waxay leedahay meelo badan oo laga ganacsado, sida dukaamada.Xaafadaan malahan wax shaleemo ah sababtoo ah waxaa laga bartaa diinta.
Sidoo kale xaafadani waa mid ka kamid ah labada xaafadood ee magaaladu ka assaasmatay ama ka hana qaaday ee kala ah biyo kulule iyo baalade, Xaafadan oo aad u weynayd darteed waxaa ka dhex samaysmay xaafado kale oo waaweyn oo hada kamid ah xaafadaha magaalada waxaanna ka mid ah xaafadahaas Suweyto iyo Gusoor, 

[[Category:Xaafadaha Degmada Boosaaso]]