Difference between revisions 91394 and 142412 on sowiki

'''Biyo kulule''' waa xaafad ku taala magaalada boosaaso, waxay kamid tahay xaafadaha ugu caansan ee magaalada boosaaso,waa xaafad ay afarta gees kaga yaaliin masaajido. Waxaa ku yaalo saldhig oo hortiisa maro waddo toos   kuu gaynaysa bada quruxda badan ee boosaaso.Xaafada waxay leedahay meelo badan oo laga ganacsado, sida dukaamada.Xaafadaan malahan wax shaleemo ah sababtoo ah waxaa laga bartaa diinta.























[[Category:Xaafadaha Degmada Boosaaso]]