Difference between revisions 144707 and 144927 on sowiki

Beesha Gaaljceel Samow Waxey uqeyb santaa7-Laf, 2 kamid ah 7-daa waxey kalayihiin (B) Barsane iyo (T) Sooraanle. Waxeyna Beeshu degtaa Guud ahaan: Geeska Africa (Somalia )oo ay si aada udegto(Ethiopia) iyaduna ay degto(Kenya) oo ay kadagaan dhulka xeebta kuteedsan (Djibouti) oo ay kadagaan dhanka xigta Ethiopia...
(contracted; show full)

Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu badan koonforta Soomaaliya waxeyna kamid tahay beelaha nabadda iyo Diin jaceylka lagu yaqaanno Waxeyna kabadbaaday iney yeelato Dagaal ooge Qabiil isla markaana ay garab siiso Hogaamiye kale oo dagaal ..

Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayso Beelaha kala ee kasoo carara dagaalada ama dagaal lagaga atkaado ee dhulkoodiina laga qixiyo.
Markii lagayimaado 5-ta ma'aqan waxey 2da kale uqeybsamaan 
56 Xubnood oo waaweyn kuwaasoo iyaguna Jilibyo hoose utarmay.. waxaan ka xusi karnaa..
 1=Barsane oo ah Curudka Beesha (Waxaa kadhashay Caalimkii weynaa ee Gumeysigii Talyaani Dagaal dhowr Sano socday lagalay : Sh.Xasan Barsane.. oo markii danbe kushahiiday gacantii Gumeysiga
( Allaha shahaadadiisa ka aqbalee)
2=Dirisame Waxaa Kasoojeeda Rag Caana uu Kamid ahaa Allaha unaxariistee Abukato Jumbur...
3=Abtisame.. Waa Ogaasyada lagu qadariyo xaga dhaqanka oo beel weynta Gaal jecel uhayaan ixtiraam..Aqalkaa ugaasnimadana soo hayay ilaa hadana haya 22 ugaas oo is dhashay.. waxaana dhaqanku ahaa mid markii lacaleemo saarayo Ugaaska in Beelweynta kakala timaado 6- da Gobol iyo 3 da wadan ee deriska ah waxaana lagu duubi joray halka loo yaqaanno Yiblan oo katirsan Gobolka Sh.Dhexe Galbeedkiisa Waxaa kaloo kasoo jeeda Beesha Waziirkii hore ee Cadaalada ee Dowladii C/Rashiid Cali Sharma'arke.. 
AU C/Raxmaan Xaaji Moumin.. Afganbigii markuu xukunka kula wareegay Jenaral Maxamed Siyaad Barre, C/Raxmaan Xaaji Mumin wuxuu kamid noqday Madaxdii fara kutiriska ahaa ee Kabadbaaday Seeftii Kacaanka taasoo sabab u aheyd Abaal uu ugalay Jananka dhallin yara nimadiisii.
4=Doqon-Diide waa Jilib weyn oo deegaankoodu ubadanyahay Jubada hoose iyo Jubada Sare ilaa Wadanka Kenya... Waxaana laga xusi Karaa: Gudoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Somalia xorriyad markii laqaatay kadib.. SH Mukhtaar.. AU oo asagoo si kumeel gaara asagoo haya talada geeridii Cabdi Rashiid kadib uu afganbiga kudhacay...
5
5= Milaax Doorawaaq waa jilib ka mid ah jilibyada Beesha deegaan ahaan wexey dagaan Sh/Dhexe,Sh/ Hoose/ Jubada Hoose dadka ugu caansan waxaa ka mid ah Yacquub faarah, Sheekh Nuur Caloofi, Xildhiban Xassan Jaale, Ganacsade Saalax Luuban ( Gabaxeey), Cabdiqani Muuse Siyaasi Da,yar iyo siyaasiyin badan   

6= Luhubo Waa Jilib ka midah Jilib yada Beesha kuwooda caanka ah .4 Gobolna kadaga Wadanka : Hiiraan,Sh/Dhexe,Sh/ Hoose/ Jubada Hoose
 

sidoo kala Luhubo waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre Gardheere.

Deegaan ahaan marka lafiiriyo Beeshu 5 taa Gobol ee aynu soo xusnay ee beeshu ay degto,waxe Beeshu inta badan deegaan ahaan ufadileen dhinaca Howdka Si xoolahooda uhelaan Daaqsin fiican Biyo iyo Bey'ad Kuhaboon Xoolahooda.
 Degenaanshiyaha Howd-ka kaliya uma aheyn Beeshu Hadaf iyo yool ay beegsato balse Waxey lahaayeen aragti aan kaliidan tan ay kaqabeen Dhulka baadiyaha,Sidaasi Darteed ayaa waxaa shici jiryay in Dad khaas ah loodiro Iney Cilmi soo Bartaan kagadaalna Dadka ay waxbaraan...Culumada Waaweyn ee Laga Xusi karo Waxaa Kamid ah.. Sheikh Aw Guure Yaxye oo ahaa Caalim aad looga yaqiinnay Somalia daraasaadka  qaarna ay Muujinayaan in Halku dhiga ah ( Aw Guuriyow/ Awguuriye) Meeshaa laga soo qaatay maadaama lasheego inuu Weli ahaa ( Rabbi ayaa naga oge)  Sida Shadaliga ay ree waqooyigu iyaguna u isticmaalaan Nooc Shaahiga kamid ah...
Aw Guure Waxaa Awlaadiisii Kamid ahaa oo iyaguna Culumo waaweyn noqday:
 # Sheikh Aadam Sheikh Ciise Cismaan.
 # Labada Caalim ee ardayda u ahaa Sh. Adam oo Sami ahaa  sheekhuna dhihi Jiray  Ibraahiimeyn( yacnii 2Ibrahim) Waa Sh. Ibrahim Sh. Adam oo asaga uu dhalay iyo Sh. Ibraahiim Aw Nuur oo uu Adeer u ahaa... Dhamaan Allaha uwada naxariisto Waxey ku aasan yihiin Degmada Buq Aqable/Gob Hiiraan.
 
'''Xildhibaanada Bessha 2012-2016''' 
* Xildhibaan Abdisatar  Sheekh Abdisalaan Sheekh Xassan
* Xildhibaan Maxamed Maxamud Godir
* Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow
* Xildhibaan Abdullahi Shaacir 
* Xildhibaanad Amina Maxamed Abdi
 
'''Wasiiradda Beesha 2012-2016'''
* Wasiir Abukar Sheekh Abdi Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maliyada iyo Qorsheynta 
* Wasiir Maxamed Colow Barow Wasiirka Wasaaradda Kalumeysiga iyo Qeeradka Badda 
* Wasiir Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasiirka Macadanta iyo Badroolka 
 
Beeshu waxey caan ku yihiin wax soo saarka sida Xoolaha, Beeraha iyo Ganacsiga kala duwan, khaasatan Hodan ayeey ku yihiin ganacsiga Geela iyo Ariga taas oo 43% ay dadka xoolaha kaganacsada koonforta Soomalaiya ay ayaga yihiin.
 

waxaa kaloo ay hodan kuyihiin Geela iyo Ariga taas oo u ah hiddo iyo dhaqan ay uleeyihiin sida Soomalaida kaleba.
 

Soomaalida inta badan ayaa tiraahda magaca Gaaljecel micnahiisa waa Geeljecel.
 
(contracted; show full) 

* General Cismaan Noor Taliyihii dugsi kumaandoosta iyo Ciidanka difaaca cirka ee Balli doogle.

* general axmad ciyow xasaan waa taliyihiii boliiiska maxkamadii bad baado qaran

* gudoomiyihiii jaaliyadaha afrika ee dalka Liibiya xuseen cabdi maxamad oo lo yaqaan fareeey

                                                                                                                            *  korneel maxamed shariif aadan taliyihii diifaaca badda iyo farsamada gantaalada ee gobolada jubooyinka(1985-1990).                             
                                                         
* jeneral Ismaaciil Ibraahim Hassan, Madaxii Jubooyinka.	

* General Ibraahim Doofeedow. Madaxa Tababarada Ciidanka Asluubta. 

* General Duuliye Maxamed nuur xussen " Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe, kana mid ahaa saraakiishii aas-aastay Ciidanka cirka sanadihii 1961, Wuxuu Heley Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka,iyo Baalkii Gor-Gorka ahayd , Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee ethoipia Sannadkii 1977" Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig M-21F.
 

* General Macow Dhicisow cali"Macow Dheere" oo ahaa taliyihii watay ciidamadii xureeyey, Awaare, isla markaana ku dhegebeelay,Dagaalkii jig-jiga, Waxaana lagu abaal mariyey,3 biladood oo labo ay yihiin dahab,midana ya thaya qalin.
* Korneel maxamed aadan shiimooy 
korneel shiimoos/2010/2015)
* Korneel, Dr: Mohamed Sheikh Adan "Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Xooga Dalka Somalia 2014."

-
* G/le Sare Faarax Cismaan Axmed "Faaraxow " Madaxii hogaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska Somaliyeed.
 

* G/Le Sare Duuliye C/laahi xaaji Maxamed yarow.
 

* Gle Sare xasan cali nuur
 

* G/le Sare Cabdinuur Cali Adan 
  
 
* G/le ENG Ibrahim Ali Nur ee ahaa eng kii war isgaarsiinta ciidanka Cirka Somaliyeed burburkii ka hor

* Prof.Doctor Axmed Cabullaahi Cali"Axmed Wardhiigley" oo Prof.ka ah Columbus State University,Ohio,USA. Gar yaqaankii Guud ee Ururka U.S.C, iyo Madaxii qaybta sharciga ee Jabhaddii S.N.M, ahaana Kaaliyahii Koowaad ee Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka ee Degmada Wardhiigley 1980-1982.
 

(contracted; show full) 
−	
* Eng.Nur Omar Abdulle (Gaatiyow) 
  
−	
* Eng.Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdi (Phd)
 
−
−nabadoon BEESHAgaaljecel HASSAN IBRAAHIN FAARAX (DHUUX WEEYNE)
* DR. Maxamed Xuseen Rooble 

* C/qaaqir Xuseen Rooble(SHidene) ALLAHA U naxariisto wuxuu ahaa ganasade ugu horeeyey ee Dukaan Dahable oo Magiisa Ahaa ROOBLE
−	
* Drs.Raliya Sh. Amin Sh.Xasan Barsane.
 
−	
* Sharciyaqaan: Muuse Nuur Amiin Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka 2009
 
−	
* Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim {Garweyne} Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga 2011
 
−	
* Prof. Mohamed Adan osman axmed hayle ( baalow )
 
−	
* xildhibaaan abuu bakar cali maqaneey
 
−	
* Dr. Husen Nunow xildhibaan 2009-2011
 
−	
* xildhibaan iidow 
 
−	
* Xildhibaanad Marwo : Xabiiba Nuur Qaasim" Xabiiba Nuur Gendi" Guddoomiyiih Ururka Haweenka ee Goobolka shabeelaha dhexe,Madaxa Mashaariicda iyo dib u dhiska gobolka sh/dhexe,Xildhibaan Golihii Baarlamaanka ee Doeladdii Carta,
 
−	
* Mudane Cabdiraxmaan Muuse Faarax"Cabdi Jabouti" fhayeenka Beesha Gaaljecel ee Yurub iyo Waqooyi America, Isla Markaana Ah 
 
−	
   Guddoomiyaasha Degmada Mukuyle.
 
−nabadoon BEESHAgaaljecel HASSAN IBRAAHIN FAARAX (DHUUX WEEYNE)		
halinyaradda.
* Ibrahih maxamed xuseen Gudomiyaha dhalan yarada besha gaaljecel soomasaliya 
 
* Cabdiqani Muse Farah G: kuxigeenka dhalan yarada besha gaaljecel soomaaliya
 
* Muna Xasan Maxamed Gudoomiyaha dhalinyarada Gobalka Hiraan	
* Ganacsade Cabdi Cali Muumin oo Ka mid ah Ganacsatada ugu Waaweyn Soomaliya.
 
* Ganacsade Qaasim Jocrey oo Ka mid ah ganacsata ugu waaweyn ee Somalida Talyaaniga.
 
* Ganacsate Geediya Aadan Xareed oo ka mid ah Ganacsata beesha ee degan Canada.!
 
* Xildhibaan Abdulaahi Mohamed Adan Shaacir. (BA in Economics, Master of Political Science) 
 
−	
* Xildhibaan Sh. C/sataar Sh. Xasan Barsane.
 
* Xildhibaanad Xaaji Faatimo Cabdi "Xaaji Faatimo Gaabay" oo Ka mid ahayd Guddiga Deegaanka Ee Gobolka Bay,Baydhabo. 1979-1991.
 
* Xildhibaanad Kuusa Cumar Ciyow oo ahayd Xildhibaanad Ka timaada Degmada Diinsoor.
 
* Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow
 
* wasiirka shaqada iyo shaqaalaha saalax Cali Faarax 2004/2008
 
* Xildhibaan Abdiraxmaan Macalin Ali Ruunkinet
 
* Dr: Abdihakim Maxmed Abdi Dr: Majiiste
 
* dr: abuu bakar ibraahim "phd"
 
* Dr. Xusseen Nuunoow
 
* Eng: maxamed cismaan dhakadow
 
* Dr. Daa'uud Axmed Maxamed (Dhaqtar Guud - Public Health)
 
* Korneel: Saalax Cali Faarax 
 
* Eng: Issa Mumin Ali "Abuhureyra" Gudoomiyaha qurba joogta beesha Gaaljecel Ahna wakiilka ugaaska beesha gaaljecel ee yurub iyo america
 
* Prof :Hassan Maxmed Nuur 
 
* Hussein Abdule Hussein Husein Aalow Guddmiyaha Jaaliyada Gl ee Canada iyo Madaxa isku xirka beesha canda and U.S.A
 
* Mr.Maxamed Cabdi Qaasim"Indhabuur" Gudoomiyaha Beesha Gaaljecel ee North America.
 
* Abdi wahab Maxamad Shiiloow : Wasiirka Isgaarsiinka Boostada Hiiraan Midland , 
 
* Korneel: Cabaas Maxamuud Cadow
 
-
* korneel muxumad aadan shiimooy loyaqana korneel shiimoos*)

-	
* Korneel Cabdi Cali Ibraahim, Madaxii Dambi Baarista "CID" ee Somalia.
 
* Hassan Qaasim subeer Marreyihii wakaalada kiinista partolka somaliyeed 
 
-
* korneel aadan shiikh hirab shiimooy kornelka cidamada cirka goldabag 1981 /1983*)

-
* Korneel: Cumar Cabdule Gaatiyow
 
-
* jeneral dooli daud loyaqana jeneral xaaji dool jananka boliska dagmada buloburde 2015/ jeneral xaaji dool*)

-	
* Korneel: Abuukar Cabdalle Isaaq
 
-
* korneel xasan ibrahin axmed dhicisow loyaqana korneel xasan caade korneelki qabta balatdogle tariqda /2007/ 2009/

-	
* Korneel: Yuusuf Cali Cagay( qasaye)
 
* G/sare: Cumar adan (dhoore)
 
* Col:Cadaay Ali Shiiq
 
−	
* Col: Ibrahim Guraceel
 
−	
* Col:axmed nuur yarow
(contracted; show full) *abdirahman omar madoobe "caaqil dalmar" wargeyka aayaha nolosha...
 
−	
  *Mohamed mohamud tima-cade ...horey: shabelle,somali weyn imika universal tv allaha unaxariisto walalken maxamaed maxamud Timacade gacan gagal daran ayaa dishay    
 
−	
 * Maxamed kafi ali mumin  ... horay Codka nadba , Risaala iminka Ista Fm p  

 * Maxamed Kulmiye afhayenki hore  dhalinyarada dagmada jowarkana so shaqeyey idacado badan sida Radio Horyaal, Radio Jowhar hadana ah tifatiraha Radio Dalsan, qoraana waxa uu ka yahay wabsiteka jowhar.com iyo gamboole.com	
 * Adan Ibrahim Farah (Adan Shawqi) iminka radio Mustaqbal 
 
−	
 *Rasmi mohamuud xeebow .. ka shaqeen jirtay shabelle iyo somaliweyn   
 
−	
 *Yusuf Axmed Garabey Webmasterka iyo Tifaaftiraha SomaliSwiss Radio & Website   
(contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme
 
−	Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN
 
−cbdiwaxid bashiir aadan ciyartooyda qaranka somaliyed	
Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow}
 
−	Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa.