Difference between revisions 144927 and 144928 on sowiki

Beesha Gaaljceel Samow Waxey uqeyb santaa7-Laf, 2 kamid ah 7-daa waxey kalayihiin (B) Barsane iyo (T) Sooraanle. Waxeyna Beeshu degtaa Guud ahaan: Geeska Africa (Somalia )oo ay si aada udegto(Ethiopia) iyaduna ay degto(Kenya) oo ay kadagaan dhulka xeebta kuteedsan (Djibouti) oo ay kadagaan dhanka xigta Ethiopia...
(contracted; show full)
4=Doqon-Diide waa Jilib weyn oo deegaankoodu ubadanyahay Jubada hoose iyo Jubada Sare ilaa Wadanka Kenya... Waxaana laga xusi Karaa: Gudoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Somalia xorriyad markii laqaatay kadib.. SH Mukhtaar.. AU oo asagoo si kumeel gaara asagoo haya talada geeridii Cabdi Rashiid kadib uu afganbiga kudhacay...

5= Milaax Doorawaaq waa jilib ka mid ah jilibyada Beesha deegaan ahaan wexey dagaan Sh/Dhexe,Sh/
 Hoose/ Jubada Hoose dadka ugu caansan waxaa ka mid ah Yacquub faarah, Sheekh Nuur Caloofi, Xildhiban Xass Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe, kana mid
<nowiki> </nowiki>ahaa saraakiishii aas-aastay Ciidanka cirka sanadihii 1961, Wuxuu Heley
<nowiki> </nowiki>Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka,iyo Baalkii Gor-Gorka ahayd , 
Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee
<nowiki> </nowiki>ethoipia Sannadkii 1977" Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig 
M-21F. Xildhiban Xassan Axmed Cilmi Xassaan Jaale, Ganacsade Saalax Luuban ( Gabaxeey), Cabdiqani Muuse Siyaasi Da,yar iyo siyaasiyin badan   

6= Luhubo Waa Jilib ka midah Jilib yada Beesha kuwooda caanka ah .4 Gobolna kadaga Wadanka : Hiiraan,Sh/Dhexe,Sh/ Hoose/ Jubada Hoose
 

sidoo kala Luhubo waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre Gardheere.

(contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme
 
−	Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN
 
−cbdiwaxid bashiir aadan ciyartooyda qaranka somaliyed	
Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow}
 
−	Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa.