Difference between revisions 145040 and 145589 on sowiki

{{Infobox Region|
name_local = Gedo|
region_type = Gobolka|
region_type_local = Gedo|
region_of_link = Soomaaliya|
region_of_name = Soomaaliya|
region_of_name_local = |
capital = Garbahaarey|
area = 	60 389|
[http://www.world-gazetteer.com/wg.php?x=&men=gadm&lng=en&dat=32&geo=-198&srt=npan&col=aohdq] |
density = 9,55|
subdivision_number = |
subdivision_type = |
subdivision_type_local = |
subdivision_list = |
website = |
image_location = Somalia_regions_map_Gedo.svg|
}}
'''Gobolka Gedo''' wuxuu dhacaa koonfur galbeed ee wadanka [[Soomaaliya]]. Magac ahaan Gobolka Gedo waxaa uu jiray tan iyo intii magaca Soomaali uu jiray. Qarni ka hor waxaa ku gabyayay abwaankii caanka ahaa ee [[Sharmaarkgobalka gedo waxa uudhacaa koon furta soomaaliya waxaana daga beeshamareexaan waloo ay jiraan dad fara kutiris ah ooladaga hayeeshee Cilmi]], isaga oo yiri, "Gabowgeygii iyo Gedaa kulmay." oo uu ula jeeday hayaankii Galtida ee bartamihii 1880yadii iyo nimcada iyo nabadda ay kala kulmeen Gobolka Gedo oo aheeyd dhul uu maamul ka jiray berigaa, oo xukumi jiray Garaadmaadow Wiil kamid ah wiilashiisa mareey soo carareen Mareexaan Qaasatan Reer xasan oo Col iyo Abaar soo barakicisay ayuu u yimid Garaadka oo ahaa Boqorkii Xukumi jiray Dhulka oo loo yaqaan Gedo. Markaas ayuu ka dalbadeen Nabad gelyo iyo ineey soo degaan Dhulka Markaas ayaa Garaadka Wuxuu shiriyay Beelaha degi jiray Gedo oo dhan, Wuxuuna u sheegay waxa soo barakiciyay ineey yihiin Col iyo Abaar, markaas eeyna yihiin dad Muslimiin ah oo somali ah oona walaala ay yihiin. Qaar ayaa diiday in lasoo dejiyo qaarna wey ka Aamuseen. Markaas Garaadka Wuxuu Go'aan ku Gaaray inuu soo dejiyo oo ay ku wada noolaadaan Nabad iyo Walaaltinimo tirada dadka waxaa lagu qiyaasaa in gedo ku nooshahay 1.200,000 dadka ku nool gedo waxaa ay u badan yihiin xoolo dhaqato reer miyi ahaa intii laxasuusta waxaa dagi jiray beeshamareexaan magaalooyinka qaar sida baardheere,luuq, iyo buurdhuubo, waaya magaa looyinka ay dagaan dadka fara kutiriska ah inta kale waxaa kali ah ooda beesha mareexaan waa xaqiiqa warka kan cid ale cidii dood qabta ayadaa taqaana meelay gayni waa warka xaqiiqda

== Taariikh ==
Gedo waxay ku jirtay deegaano Soomaaliyeed oo nooc walba oo gumeysi ah la dagaalantay; Gaalo Madow ilaa gumeystihii reer Yurub. 

Xiligii u tartanka Afrika ee reer Yurub ay ku boobeen khayraadka dhulka, badda iyo muruqa dadka rer Afrika, dhulka Gedo waxaa ka dhacay dagaalo caan ah. Gaalo Madow ayaa waxaa ku kacay xoogag reer Gedo ah oo ka dhiidhiyay awoodii ay ku maquunin jireen dadka iyagu arxanka aan lahayn ee Gaalo Madow. Abaanduulayaal caan ah ayaa ciidamo isku duwday kuwaas oo berigii d(contracted; show full)Waa sideed dagmo
* 1 [[baardheere]]
* 2 [[Luuq ganaane]]
* 3 [[Doolow]] 
* 4 [[Garbahaarey]]
* 5 [[Buurdhuubo]]
* 6 [[Ceel Waaq]]
* 7 [[buraa jano]]