Difference between revisions 145589 and 145590 on sowiki

gobalka gedo waxa uudhacaa koon furta soomaaliya waxaana daga beeshamareexaan waloo ay jiraan dad fara kutiris ah ooladaga hayeeshee ilaa intii laxasuusta waxaa dagi jiray beeshamareexaan magaalooyinka qaar sida baardheere,luuq, iyo buurdhuubo, waaya magaa looyinka ay dagaan dadka fara kutiriska ah inta kale waxaa kali ah ooda beesha mareexaan waa xaqiiqa warka kan cid ale cidii dood qabta ayadaa taqaana meelay gayni waa warka xaqiiqda waxaan usoo koobay waxkala ma aha ee soomali wayn ayaa kumaah maahdo hadal badan haan mabuux sho

== Taariikh ==
Gedo waxay ku jirtay deegaano Soomaaliyeed oo nooc walba oo gumeysi ah la dagaalantay; Gaalo Madow ilaa gumeystihii reer Yurub. 

Xiligii u tartanka Afrika ee reer Yurub ay ku boobeen khayraadka dhulka, badda iyo muruqa dadka rer Afrika, dhulka Gedo waxaa ka dhacay dagaalo caan ah. Gaalo Madow ayaa waxaa ku kacay xoogag reer Gedo ah oo ka dhiidhiyay awoodii ay ku maquunin jireen dadka iyagu arxanka aan lahayn ee Gaalo Madow. Abaanduulayaal caan ah ayaa ciidamo isku duwday kuwaas oo berigii (contracted; show full)Waa sideed dagmo
* 1 [[baardheere]]
* 2 [[Luuq ganaane]]
* 3 [[Doolow]] 
* 4 [[Garbahaarey]]
* 5 [[Buurdhuubo]]
* 6 [[Ceel Waaq]]
* 7 [[buraa jano]]