Difference between revisions 145472 and 145565 on sowiki

 Udeejeen: waa mid ka mid ah qabiilada somaliyeed ee daga gobolka hiiraan iyo banaadir, waana qabiilka uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliya. Allaha u naxariistee Adam Cabdille Cusman oo ku magac dheeraa Adan Cadde. Udeejeen waxa uu u kala baxaa sida tan; Kheyrre Macallin, Xirsi Macallin, Dudub Macallin, Siyaad Macallin,Reer Raage, Ifiye, Gacanweyne, Aadan Yacquub curradkana waa gacanweyne;