Difference between revisions 145565 and 160805 on sowiki

  Ciise Mudulood (Udeejeen): waa mid ka mid ah qabiilada somaliyeed ee daga gobolka hiiraan iyo banaadir, waana qabiilka uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliya. Allaha u naxariistee Adam Cabdille Cusman oo ku magac dheeraa Adan Cadde. Udeejeen waxa uu u kala baxaa sida tan;, waxaa sidoo kale kasoo jeedo Gudoomiyahii hore Gobolka Banaadir (Maxamuud Axmed Nuur Tarsan) iyo (Dr Cusmaan Dufle) iyo waliba Abdikhafar Yakob Abubakar(AK). Udeejeen waxa uu u kala baxaa seddex lafood oo waa wayn:

1. AADAN YACQUUB

a) Maxamed Macalin

b) Reer sheekh Faarax

2. CALI YACQUUB

a) Reer Raage

3. YUUSUF YACQUUB

a) Gacanweyne

b) Kheyrre Macallin,

c) Xirsi Macallin,

d) Dudub Macallin,

e) Siyaad Macallin,Reer Raage, Ifiye, Gacanweyne, Aadan Yacquub curradkana waa gacanweyne;

f) Ifiye Macalin

g) Tusbax Macalin


WQ: Abas Hussein Mohamed ( Abas Nageyle)