Difference between revisions 160805 and 160806 on sowiki

Ciise Mudulood (Udeejeen): waa mid ka mid ah qabiilada somaliyeeBeel waynta Mudulood ee daga gobolkada hHiiraan,Sh. Dhexe iyo bBanaadir, waana qabiilka uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliya. Allaha u naxariistee Adam Cabdiulle Cusman oo ku magac dheeraa (Adan Cadde), waxaa sidoo kale kasoo jeedo Gudoomiyahii hore Gobolka Banaadir (Maxamuud Axmed Nuur Tarsan) iyo (Dr Cusmaan Dufle) iyo waliba Abdikhafar Yakob Abubakar(AK). Udeejeen waxa uu u kala baxaa seddex lafood oo waa wayn:

1. AADAN YACQUUB

a) Maxamed Macalin

b) Reer sheekh Faarax

2. CALI YACQUUB

a) Reer Raage

3. YUUSUF YACQUUB

a) Gacanweyne

b) Kheyre Macalin

c) Xirsi Macalin

d) Dudub Macalin

e) Siyaad Macalin

f) Ifiye Macalin

g) Tusbax Macalin


WQ: Abas Hussein Mohamed ( Abas Nageyle)

Follow me on Facebook, Twitter, Linked in (Abas Nageyle)