Difference between revisions 146101 and 146103 on sowiki

gobalka gedo waxa uudhacaa koon furta soomaaliya waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir iyo daarood iyo digil iyo mirifle dagmooyinka luuq ganaane doolow ceelwaaq baardheere waxaa udaban beesha direed gaar ahaan beelah fiqi muxumed iyo gaadsan oo wada dir ah luuq ganaane waxaa kale oo dago beelaha raxwayn gaar ahaan Macalin Wayne gasaaragude gabaawayn gare oo ceelwaaq dagan waxaa kale oo jira beesha mareexan oo 1974 baarti la soo dajiyay siyaad barre ayaa ku gacan siiyay dajinta beeshiisa

(contracted; show full)== Degmooyinka gobolka gedo ==

Waa sideed dagmo
* 1 [[baardheere]]
* 2 [[Luuq ganaane]]
* 3 [[Doolow]] 
* 6 [[Ceel Waaq]]
* 6 (
kKaraban)