Difference between revisions 146103 and 148434 on sowiki

gobalka gedo waxa uudhacaa koon furta soomaaliya wuxuuna ka mid yahay gobolada Soomaliya ugu weyn. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir iyo daarood iyo digil iyo mirifle dagmooyinka luuq ganaane doolow ceelwaaq baardheere waxaa udaban beesha direed gaar ahaan beelah fiqi muxumed iyo gaadsan oo wada dir ah luuq ganaane waxaa kale oo dago beelaha raxwayn gaar ahaan Macalin Wayne gasaaragude gabaawayn gare oo ceelwaaq dagan waxaa kale oo jira beesha mareexan oo 1974 baarti la soo dajiyay siyaad barre ayaa ku gacan siiyay dajinta beeshiisa

qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaano Soomaaliyeed oo nooc walba oo gumeysi ah la dagaalantay;  gumeystihii reer Yurub.  

Xilidambe Geelayda geiyga ay meerin jireen, "Waxay cuntiyo, ceel ay ka cabto ma waynine, Cabdille Gaab, Sheekh Cali iyo Ciyaa u jooga." Baardheere ilaa Baraawe ayaa ciidamo laga abaabulay kuwaas oo wiiqay awoodii gaalo madow ilaa lagu eryay xaduudaha Kiinya iyo Itoobiya.
Gobolka gedo mareexaan waxa uga badan beelaha digil iyo mirifleh

== Gobolnimadii iyo Degmooyinka Gedo ==
Maamulkii gumeysiga iyo dowladihii dhexe ee Soomaaliya badadiyaa iskuma mashquulin maamul hoosaadka ummada Soomaaliyeed. Talyaani iyo Ingiriis mar walba danta ay ka lahaayeen Soomaaliya ayay fushanayeen markii la iska rogay reeryada gumeysi, Dowladihii kadanbeeyey wax horumar ah oo lataaban karo kama ayan sameynin gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu khayraadka badan Soomaaliya.

(contracted; show full)== Degmooyinka gobolka gedo ==

Waa sideed dagmo
* 1 [[baardheere]]
* 2 [[Luuq ganaane]]
* 3 [[Doolow]] 
* 6 [[Ceel Waaq]]
* 6 (Karaban)