Difference between revisions 149085 and 149086 on sowiki

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya

Tolwaynaha Gaaljecel abtirsidiisa waa sidan:
Gaaljecel Saransoor Riyaale Carte Mataan Gardheere Samaale Hiil Abroone. 

Tolwaynaha Gaaljecel waxa uu u kala baxaa:

1. Barsane waa curadka Gaaljecel waxaana ka dhashay halyeyga ugu caansan Soomaaliya, Sheekh Xasan Sheekh Axmed Sheekh Nuur oo ku magac dheeraa Sheekh Xasan Barsane. 

2. Sooraanle: waxa uu dhalay Saddax wiil oo kala ah :

♣ Doqondiide, waxa uu u kala baxaa laba jufo oo kala ah: 
Zubeer iyo Ilkoolo

♣ Macaawiye: Waa jufo ilbax ah, una badan ganacsato, hasayeeshee dulmi badan iyo xad-gudub ayaa lagula kacay oo falkaasina waxaa u dhan gaaljecel. 

♣ Dhoolo-dhaqan; asna wuxuu dhalay Ersandhali: waxa uu u qayb samaa; 
 
■ Dirisame: waxa uu u kala baxaa laba Jufo oo kala ah:
(contracted; show full)15. Ugaas Maxamed
16. Ugaas Nuur
17. Ugaas Cumar
18. Ugaas Maxamed
19. Ugaas Jirow
20. Ugaas Cilmi
21. Ugaas Muxumud
22. Ugaas Cabdullaahi