Difference between revisions 149086 and 149087 on sowikiBeesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya Tolwaynaha Gaaljecel abtirsidiisa waa sidan: Gaaljecel Saransoor Riyaale Carte Mataan Gardheere Samaale Hiil Abroone. Tolwaynaha Gaaljecel waxa uu u kala baxaa: 1. Barsane waa curadka Gaaljecel waxaana ka dhashay halyeyga ugu caansan Soomaaliya, Sheekh Xasan Sheekh Axmed Sheekh Nuur oo ku magac dheeraa Sheekh Xasan Barsane. 2. Sooraanle: waxa uu dhalay Saddax wiil oo kala ah : ♣ Doqondiide, waxa uu u kala baxaa laba jufo oo kala ah: Zubeer iyo Ilkoolo ♣ Macaawiye: Waa jufo ilbax ah, una badan ganacsato, hasayeeshee dulmi badan iyo xad-gudub ayaa lagula kacay oo falkaasina waxaa u dhan gaaljecel. ♣ Dhoolo-dhaqan; asna wuxuu dhalay Ersandhali: waxa uu u qayb samaa; ■ Dirisame: waxa uu u kala baxaa laba Jufo oo kala ah: Gargilis iyo Waasuge (contracted; show full)15. Ugaas Maxamed 16. Ugaas Nuur 17. Ugaas Cumar 18. Ugaas Maxamed 19. Ugaas Jirow 20. Ugaas Cilmi 21. Ugaas Muxumud 22. Ugaas Cabdullaahi All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=149087.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|