Difference between revisions 149089 and 149090 on sowikiBeesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya Dalka dacal ka dacalaan dagnaa daahna ma saara. Dabato ma nihin qabiil duunyo badan daaqsadaa nahaye. Reeraan dab loo shidin hadana daaqsadoo guura. (contracted; show full) Waxayba taasi sababtay in gumeystayaasha dhexdooda uu ka dhex qarxo dagaalo lagu hoobto ,oo hadba kooxda guulaysto ay gumaad kula kacdo muslimiinta aan wax galabsanin ee korkooda lagu loolamaayo. Haddaba Boqortooyada Gaaljecel oo sida aan kor ku soo xusnay soo maray 22-Ugaas oo badankood la soo shaqeeyay Khilaafooyinkii jiray ayaa waxay kala yihiin:- ⏎ ⏎ 1. Ugaas Xaaji Saalax ⏎ ⏎ 2. Ugaas Axmed ⏎ ⏎ 3. Ugaas Dheylar ⏎ ⏎ 4. Ugaas Hufane ⏎ ⏎ 5. Ugaas Mandaluug ⏎ ⏎ 6. Ugaas Diinle ⏎ ⏎ 7. Ugaas Cabdisalaam ⏎ ⏎ 8. Ugaas Dhoore ⏎ ⏎ 9. Ugaas Caamir ⏎ ⏎ 10. Ugaaas Abroone ⏎ ⏎ 11. Ugaas Mahad-Alle ⏎ ⏎ 12. Ugaas Erebelle ⏎ ⏎ 13. Ugaas Dhaayow ⏎ ⏎ 14. Ugaas Diini ⏎ ⏎ 15. Ugaas Maxamed ⏎ ⏎ 16. Ugaas Nuur ⏎ ⏎ 17. Ugaas Cumar ⏎ ⏎ 18. Ugaas Maxamed ⏎ ⏎ 19. Ugaas Jirow ⏎ ⏎ 20. Ugaas Cilmi ⏎ ⏎ 21. Ugaas Muxumud ⏎ ⏎ 22. Ugaas Cabdullaahi⏎ ⏎ waa qayb yar oo hordhac u ah buug ku lagu magacaabay Taariikhda Tolwaynaha Gaaljecel Samow waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan nagala soo xiriir wixii dheeraad ah [email protected] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=149090.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|