Difference between revisions 149090 and 149208 on sowiki

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya.
Tolwaynaha Gaaljecel waxa ay dagaan gobolada: Hiiraan, Shabeelaha dhexe, Shabeelada hoose, Baay, Bakool, Gado,  Jubada hoose, Jubada dhexe, Banaadir, 
sidoo kale beesha waxa ay dagtaa gobalka Togdheer, Dhulka soomaali galbeed ee Itoobiya gumaysato, Dhulka Soomaalida koofurta fog ee Keenya gumaysato. 


Dalka dacal ka dacalaan dagnaa daahna ma saara.
 
Dabato ma nihin qabiil duunyo badan daaqsadaa nahaye.

Reeraan dab loo shidin hadana daaqsadoo guura. 
(contracted; show full)
 Taariikhda Tolwaynaha Gaaljecel Samow

waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan

nagala soo xiriir wixii dheeraad ah

[email protected]