Difference between revisions 149208 and 149567 on sowiki

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya.
Tolwaynaha Gaaljecel waxa ay dagaan gobolada: Hiiraan, Shabeelaha dhexe, Shabeelada hoose, Baay, Bakool, Gado,  Jubada hoose, Jubada dhexe, Banaadir, 
sidoo kale beesha waxa ay dagtaa gobalka Togdheer, Dhulka soomaali galbeed ee Itoobiya gumaysato, Dhulka Soomaalida koofurta fog ee Keenya gumaysato. 


Dalka dacal ka dacalaan dagnaa daahna ma saara.
 
(contracted; show full)3. Wacees Caalin
4. Borrow Caalin
5. 
6. Cumar Caalin
7. Maxamuud Caalin


● Bees Lahubo
 waxaa uu u kala baxaaa 3
1. Cabdi Magan
2. Hiloowle
3. Dhagaxoow

● Caloofi Lahubo




 DIIWAANKA GUUD EE BOQORTOOYADA GAALJECEL!!!
(contracted; show full)
 Taariikhda Tolwaynaha Gaaljecel Samow

waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan

nagala soo xiriir wixii dheeraad ah

[email protected]