Difference between revisions 149808 and 150272 on sowiki

gGobalka gGedo waxa uudhacaa koon  furta galbeed soomaaliya wuxuuna ka . Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid yahay g Goboalada Soomaaliya ugu weynee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir iyo, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanoada Soomaaliyeed ooee nooca walba oo gumeysi ah ula dagaalantmay  ;  gumeystihii reer Yurub.

Xilidambe Geelayda geiyga ay meerin jireen, "Waxay cuntiyo, ceel ay ka cabto ma waynine, Cabdille Gaab, Sheekh Cali iyo Ciyaa u jooga." Baardheere ilaa Baraawe ayaa ciidamo laga abaabulay kuwaas oo wiiqay awoodii gaalo madow ilaa lagu eryay xaduudaha Kiinya iyo Itoobiya.

== Gobolnimadii iyo Degmooyinka Gedo ==
(contracted; show full)* 5.buurdhuubo
* 6.ceelwaaq
*7.beledxaawo
* 8. Ceelcade
*9. Suriyo
*10.tuulobarwaaaqo

{{Gobolada Soomaaliya}}