Difference between revisions 150778 and 150903 on sowiki

[[Jaarso]] waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Daarood|Dir]], Madax Wayne Dir , qabiilkka mid ah qaabiilada ugu waa wayn geeska Afrika , Beelwaynta [[jaarso Daarood|jaarso]] wuxuuaxay ka mid ytahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba.




Qabiilka [[Jaarso]] wuxuu dagaa wadanka [[Kiinya|Kenya]], [[Somaliland]] iyo [[Ethiopia]] gaar ahaan kililada [[Soomaalida]] iyo kan [[Oromo]]-da, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Dire dawa|Diredaba]], [[Harar]], [[Tuli Guled]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, Haramaya,  [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago, qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Oromia, sidoo kale  [[Gobolka Liibaan]] ee Somalida Ethiopia, xadka [[Ethiopia]] iyo [[Kenya]] iyo dhanka kale ee xadka [[Ethiopia]] iyo [[Sudan]].


<big>

Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[Jaarso Sultanate]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[Sultanate of Da(contracted; show full)              * Wara mala halaku

</big>

Wixii khalad ah ee ku jira si aan u saxo iigu soo dir ciwaankan [email protected].

Waxaa diyaariyay oo idiin soo gudbiyay,
Abdikeni Mohammud.