Difference between revisions 150903 and 150904 on sowiki[[Jaarso]] waa qabiil ka mid ah qaabiilada ugu waa wayn geeska Afrika , Beelwaynta [[jaarso Daarood|jaarso]] waxay ka mid tahay beelaha ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba. Qabiilka [[Jaarso]] wuxuu dagaa wadanka [[Kiinya|Kenya]], [[Somaliland]] iyo [[Ethiopia]] gaar ahaan kililada [[Soomaalida]] iyo kan [[Oromo]]-da, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Dire dawa|Diredaba]], [[Harar]], [[Tuli Guled]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, Haramaya, [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago, qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Oromia, sidoo kale [[Gobolka Liibaan]] ee Somalida Ethiopia, xadka [[Ethiopia]] iyo [[Kenya]] iyo dhanka kale ee xadka [[Ethiopia]] iyo [[Sudan]]. <big> Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[Jaarso Sultanate]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[Sultanate of Dawaro]] ee uu Amiirka ka ahaa [[Sheekh Ḥaydar (Haydara)]], ([[Dawaro]] waa beel ka mid ah qabiil waynaha [[J(contracted; show full) * Wara mala halaku </big> Wixii khalad ah ee ku jira si aan u saxo iigu soo dir ciwaankan [email protected]. Waxaa diyaariyay oo idiin soo gudbiyay, Abdikeni Mohammud. All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=150904.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|