Difference between revisions 152344 and 152447 on sowiki

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya.

Gaaljecel guuroow Dagoow

Geelle eriloow

Gojaxa wayn guuriyoow

(contracted; show full)
● Caloofi Lahubo  waa jufada ugu tirada badan sadaxda lahubo dorwaaq sido kale waa ugu geel badanyihiin waana halyeeyo geesiyaal eh wuxuu u kala baxaa laba jufo

- Bilac Caloofi 

- Yabar caloofi  

Caafi oo Dagan Hiiraan ahnabLafta iga magacab
  Dheer Gobolka Hiiraan mise  aad liiga yawaano



 DIIWAANKA GUUD EE BOQORTOOYADA GAALJECEL!!!
Boqortooyada Gaaljecel waxay aasaasantay xilligii dowladdii Cuthmaaniyiinta ee khilaafada islaamka, Boqortooyadaasoo ahayd mid ku timid Diiniya. Waxayna u dhisneed qaab dhaxaltooyo ah, taasoo hoos imaaneysay khulafadii dowladaas.

Boqortooyada Gaaljecel oo ah mid aad u fac weyn soona jirtay muddadaas ayaa waxaa tan iyo markaasi soo maray ilaa iyo 22-Ugaas oo la soo shaqeeyay Khulufadii waqtiyadaasi jiray.
(contracted; show full)
19. Ugaas Jirow

20. Ugaas Cilmi

21. Ugaas Muxumud

22. Ugaas 
Cabdullaahi
23. ugaas cali m.nuur ( cali yare )[[Https://runjecel.wordpress.com/2015/05/07/taariikhda-kooban-ee-ugaas-cabdullaahi-ugaas-muxumed-ugaas/|Cabdullaahi]]

waa qayb yar oo hordhac u ah buug ku lagu magacaabay

 Taariikhda Tolwaynaha Gaaljecel Samow

waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan

nagala soo xiriir wixii dheeraad ah

[email protected]