Difference between revisions 152447 and 152644 on sowikiBeesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya. Gaaljecel guuroow Dagoow Geelle eriloow Gojaxa wayn guuriyoow (contracted; show full) ● Caloofi Lahubo waa jufada ugu tirada badan sadaxda lahubo dorwaaq sido kale waa ugu geel badanyihiin waana halyeeyo geesiyaal eh wuxuu u kala baxaa laba jufo - Bilac Caloofi - Yabar caloofi - kaboole caloofi ⏎ ⏎ Caafi oo Dagan Hiiraan ahnabLafta iga magacab Dheer Gobolka Hiiraan mise aad liiga yawaano ⏎ ⏎ ⏎ ⏎ DIIWAANKA GUUD EE BOQORTOOYADA GAALJECEL!!! ⏎ ⏎ Boqortooyada Gaaljecel waxay aasaasantay xilligii dowladdii Cuthmaaniyiinta ee khilaafada islaamka, Boqortooyadaasoo ahayd mid ku timid Diiniya. Waxayna u dhisneed qaab dhaxaltooyo ah, taasoo hoos imaaneysay khulafadii dowladaas. Boqortooyada Gaaljecel oo ah mid aad u fac weyn soona jirtay muddadaas ayaa waxaa tan iyo markaasi soo maray ilaa iyo 22-Ugaas oo la soo shaqeeyay Khulufadii waqtiyadaasi jiray. (contracted; show full) 21. Ugaas Muxumud 22. Ugaas [[Https://runjecel.wordpress.com/2015/05/07/taariikhda-kooban-ee-ugaas-cabdullaahi-ugaas-muxumed-ugaas/|Cabdullaahi]] waa qayb yar oo hordhac u ah buug ku lagu magacaabay Taariikhda Tolw aeynaha Gaaljecel Samow waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan nagala soo xiriir wixii dheeraad ah [email protected] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=152644.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|