Difference between revisions 152644 and 152645 on sowikiBeesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya. Gaaljecel guuroow Dagoow Geelle eriloow Gojaxa wayn guuriyoow Guul guul ma gali Gubnaha gaaleey qabaan Gaaljecel guulle aas qabaa Tolwaynaha Gaaljecel waxa ay dagaan gobolada: Hiiraan, Shabeelaha dhexe, Shabeelada hoose, Baay, Bakool, Gado, Jubada hoose, Jubada dhexe, Banaadir, sidoo kale beesha waxa ay dagtaa gobalka Togdheer, Dhulka soomaali galbeed ee Itoobiya gumaysato, Dhulka Soomaalida koofurta fog ee Keenya gumaysato. Dalka dacal ka dacalaan dagnaa daahna ma saara. Dabato ma nihin qabiil duunyo badan daaqsadaa nahaye. Reeraan dab loo shidin hadana daaqsadoo guura. Oo ilmaha doobta caanaha dacal jiifaan. Waa duni kale oo gaara dowlada Gaaljecele. Dhaqan aan duugoobin iyo taariikh dahabiyaan leenahaye. Nabad la doono iyo daris wanaag waa dabci noo gaara. Dulmiyo ma jeclin dirir sokeeye dilid walaal keeye. Ma daayo cadaw soo duulay iyo daalim ii cola. Dar Alaan u noolahay iyo difaaca xaqa diineede. Haduu daandaansi jiro iyo gumeyste duulaana. Tolkeyga waa uga dartaa abid koodba daaya nabadeede. Tolwaynaha Gaaljecel abtirsidiisa waa sidan: Gaaljecel Saransoor mataan Riyaale Carte Mataan garjante Gardheere Samaale Hiil Abroone. Tolwaynaha Gaaljecel waxa uu u kala baxaa: 1. Barsane waa curadka Gaaljecel waxaana ka dhashay halyeyga ugu caansan Soomaaliya, Sheekh Xasan Sheekh Axmed Sheekh Nuur oo ku magac dheeraa Sheekh Xasan Barsane. 2. Sooraanle: waxa uu dhalay Saddax wiil oo kala ah : (contracted; show full) 7. Ugaas Cabdisalaam 8. Ugaas Dhoore 9. Ugaas Caamir 10. Ugaa as Abroone 11. Ugaas Mahad-Alle 12. Ugaas Erebelle 13. Ugaas Dhaayow 14. Ugaas Diini 15. Ugaas Maxamed 16. Ugaas Nuur 17. Ugaas Cumar 18. Ugaas Maxamed 19. Ugaas Jirow 20. Ugaas Cilmi 21. Ugaas Muxumud 22. Ugaas [[Https://runjecel.wordpress.com/2015/05/07/taariikhda-kooban-ee-ugaas-cabdullaahi-ugaas-muxumed-ugaas/|Cabdullaahi]] waa qayb yar oo hordhac u ah buug ku lagu magacaabay Taariikhda Tolweynaha Gaaljecel Samow waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan nagala soo xiriir wixii dheeraad ah [email protected] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=152645.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|