Difference between revisions 155203 and 155204 on sowiki''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.'' Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full) * col. maxamed C/laahi Cabdule * Col Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Soomaliya * Faysal warsame xildhibaan Dawlada fedral ka somlia, guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada * Maxamed dayib Guure Agaasimaha Arimah bulshada Dawlada Puntland * Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland ⏎ * Maxamuud ciise canjeelo author of the Somali Books * Dr. Maxamuud Shaywaal dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa sanka iyo cunaha Regions with significant Languages Somali Religion Sunni Islam Related ethnic groups Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn == References == [[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=155204.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|